(Daawo Sawiro) Diyaaradi Ugu Horeysay Oo Socaga Dhigata GaroonkaDiyaradaha Taleex
Published on Dec 04 2012 // WARAR, Wararka Somalia
Wafdi culus oo hore uga qayb galay shirarkii kala duwanaa ee ka dhacay Dalka iyo Dibadiisaba, waftigan ayaa ah kuwo aad looga soo dhoweeyay guud ahaan Dalka somalia, waxa wafdiyada kale ee ka yimi Gobolada kale ee Dalka ay had iyo jeer la dhacsanaan jireen sida ay u habaysan yihiin isuguna duuban yihiin una midaysan yihiin Madaxda Maamulka,ergooyinka iyo Madax Dhaqameedka Umada reer Khaatumo State. waxa had iyo jeer Tusaale uso oqaadna
jiray shacabka Somaliyeed waxana ay ahaayeen kuwo aad caan uga ah Ergooyinka iyo waliba gudaha magaalada Muqdisho.












Waa Sawiradii Muqdisho


















comment closed