Ciidamada Kenya oo Dhibaateeyay Shacabka Soomaliyeed oo Ku Sugan Magaalada Qooqaani(Halkan Ka Dhagayso)
Published on Dec 28 2012 // WARAR, Wararka Somalia, WARAYSI
Qaar kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee kasoo jeeda magaalada Qooqaani ee gobolka Jubbada hoose ayaa ku eedeeyay ciidamada kenya in ay dhibaato ku hayaan dadka deegaanka.Halkan Ka Dhagayso













comment closed