Barnaamij, Garoonka Taleex, Qudbadihii, dareenka shacabka & Suugaan Yaableh (Top Video)
Published on Dec 07 2012 // Video, WARAR, Wararka Somalia
Kana Digeen Markii Ugu Horaysay Garoonka diyaaradaha ee Maagalaada Taleex ( Sayid Maxamed Cabdule Xasan International Airport) Ayaa waxaanu halkan ugu soo gudbninaynaa Dhamaan Umada Soomaaliyeed ee jecel horumarka dalkooda Barnaamij Dhinacyo badan oo dhaxal gal Ah..
Barnmaajikan Ayaanu ku Qaadaa dhigi doonaa, Wafdigii kasoo degay Taleex, Qudbadihii Ay Jeediyeen, Suugaan Cajiiba, & Sidoo kale dareenka Shacabka deeganada Ssc ee Maamulka Khaatumo ay ka qabeen inay kasoo dagaan Dalkooda.
Waa soo saaristii Axmed C/qaadir Jabaan ( Axmed Darwiish )Wabilaahi Towfiiq – Qalbigana Usiidaa













comment closed