• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • CANTACT
  • GABAY
  • ISLAAM
  • MAAHMAAH
  • RADIO
  • TACSI
  • TAHNIYADA
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • Video
  • News Paper
  • Islamic Link
  • 1:07 pm » FREE Journalist Ahmed Yuusuf Taraafiko of Erigavo City: Khatumo State of Somalia
  • 1:04 pm » Wariye Ahmed Yuusuf Taraafiko Wali Ku Xidhan Jeelka Ceerigaabo Iyo Saxaafada Guud ee Dalka oo Cambaaranaysa Maamulka Somaliland
  • 12:39 pm » Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay
  • 12:33 pm » Qaar Ka Mid Xildhabaanado Ku Waashay Mooshin Ka Dhan Ah Saacid Iyo Iyaga Aaan wali Baran Dasduurka Dalka u Yaala(Halkan Ka Dhagayso)
  • 12:10 pm » Prof. Jawaari oo Goordhow Laalay Mooshinkii Laga Keenay Xukuumada R/Wasaare Shirdoon
  • 12:06 pm » Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video)
  • 12:01 pm » Wasiirka Difaaca Xukumada Soomaaliya Oo La Kulmay Madaxweynaha Dalka Sudan
  • 11:37 am » Maamulka Khaatumo Wada Qorshe Lagu Hormarinayo Maamulkaas(Daawo Video)
  • 11:14 am » Mooshin Ka Dhan ah Ciidmada Dowladda Kenya oo Baarlaamka Lagu Wado Iyo Qadiyada Khaatumo State, Awdal State (Daawo Video)
  • 11:06 am » Tuug Gabar Alaab Ka Dafay Oo ilbiriqsi Gudihiis Bas Ku Jiiray(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

BAARLAMAANKA SOOMAALIYA OO YEESHAY KULAN AY ARIMO KALA DUWAN KAGA HADLEEN

Published on Dec 10 2012 // WARAR, Wararka Somalia
Share

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Muqdisho wuxuu ku yeeshay kulan ballaaran oo ay kaga hadleen arimo dhowr ah.

Kulanka ayaa sidii caadada aheyd waxaa daah furay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari iyadoo kadib Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay guda galeen ka hadalka ujeedka kulanka.Ujeedooyinka ugu waaweyn ee kulanka ayaa wuxuu ahaa sidii Baarlamaanka Soomaaliya loo horkeeni lahaa Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya iyo wasiirka arimaha dibada dalka Soomaaliya oo su’aalo la weydiin lahaa.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in wasiirka arimaha dibada dalka Soomaaliya ay ka qeybgalayso kulan ka socda Garoonka Muqdisho islamarkaana ay soo jeedisay in hadii ay suuragal tahay ay kasoo qeybgalayso kulanka hadii kalena ay warqad su’aalaha looga fadhiyo ay uga jawaabayso ay soo qoreyso.

Wasiirka Gaashaandhiga ayaan isna kasoo qeybgalin kulanka Baarlamaanka Soomaaliya waxaana sababihiisa lagu sheegay inuu mashquulsan yahay.

Intii uu socday kulanka ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya waxa ay ka hadleen arimo la xiriira in Gobolo kamid ah dalka Soomaaliya laga qodo shidaal,arintaasi ayuu Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya uga jawaabay inay Baarlamaanka soo qoraan qoraal ay arintaasi ku faahfaahinayaan.

LIKE- DHEH SI AAD UGA MID NOQO ASAXAABTA WIDHWIDH ONLINE

|| Soo Booqo Mar Walba WidhWidh Online||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com --

comment closed

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Who's Online

    • 1 Member.
    • 892 Guests.
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • FREE Journalist Ahmed Yuusuf Taraafiko of Erigavo City: Khatumo State of Somalia
    • Wariye Ahmed Yuusuf Taraafiko Wali Ku Xidhan Jeelka Ceerigaabo Iyo Saxaafada Guud ee Dalka oo Cambaaranaysa Maamulka Somaliland
    • Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

    Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

  • Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video)

    Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video)

  • Maamulka Khaatumo Wada Qorshe Lagu Hormarinayo Maamulkaas(Daawo Video)

    Maamulka Khaatumo Wada Qorshe Lagu Hormarinayo Maamulkaas(Daawo Video)

  • Tuug Gabar Alaab Ka Dafay Oo ilbiriqsi Gudihiis Bas Ku Jiiray(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

    Tuug Gabar Alaab Ka Dafay Oo ilbiriqsi Gudihiis Bas Ku Jiiray(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

  • Gabar Muslimad ah oo Soo Saartay Muuqaal Malaayiin Qof Jeclaadeen ‘MASHA’ALLAH”(DAAWO VIDEO)

    Gabar Muslimad ah oo Soo Saartay Muuqaal Malaayiin Qof Jeclaadeen ‘MASHA’ALLAH”(DAAWO VIDEO)

  • Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

    Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

  • Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

    Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

  • Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

    Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

  • Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

    Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

  • Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)

    Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)

  • Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)

    Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)

  • Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video

    Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video

  • Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)

    Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)

  • Shacabka Reer Lascanod oo Saaka U dareeray Qashin Gurkis 18 May(Daawo Video)

    Shacabka Reer Lascanod oo Saaka U dareeray Qashin Gurkis 18 May(Daawo Video)

  • Xayawaanaadkii Dalkeen Hooyo Xabada Uga Cararay oo Wadamada Dariska Ku Sugan & Kenya oo Lacag Ka Dharegtay(Daawo Video)

    Xayawaanaadkii Dalkeen Hooyo Xabada Uga Cararay oo Wadamada Dariska Ku Sugan & Kenya oo Lacag Ka Dharegtay(Daawo Video)

  • Bal Nalo Daawo Dhacdooyin Qosol badan (Waa Hubaal Inad Qosli doonto)(Daawo Video)

    Bal Nalo Daawo Dhacdooyin Qosol badan (Waa Hubaal Inad Qosli doonto)(Daawo Video)

  • Waligaa Ma Aragtay Dagaal Dhex Maray Mas Iyo Daanyeer(Daawo Video)

    Waligaa Ma Aragtay Dagaal Dhex Maray Mas Iyo Daanyeer(Daawo Video)

  • Horumarka Adduunka gaadiid cusub oo cirka iyo dhulka loo wada isticmaali karo waa noocma toloow?(Daawo Video)

    Horumarka Adduunka gaadiid cusub oo cirka iyo dhulka loo wada isticmaali karo waa noocma toloow?(Daawo Video)

  • Arooskii Ugu Naxdinta Badnaa Aduunka iyo Dadkii Kasoo Qeybgalaya(Daawo Video)

    Arooskii Ugu Naxdinta Badnaa Aduunka iyo Dadkii Kasoo Qeybgalaya(Daawo Video)

  • Wiil Laba Gabdhood Hal Mar Jaceyl Been ah Ku Beeray, Maxay Sameeyeen Markii Ay Arinka Ogaadeen??(Daawo Video)

    Wiil Laba Gabdhood Hal Mar Jaceyl Been ah Ku Beeray, Maxay Sameeyeen Markii Ay Arinka Ogaadeen??(Daawo Video)

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress