Al-shabaab oo ku faanaya Ciidamadii ka Dileen Maamulka Puntland(Halkan Ka Dhagayso)
Published on Dec 06 2012 // WARAR, Wararka Somalia, WARAYSI
Maamul gobolleedka Puntland ayaa qirtay in laga dilay 12 kamid ah ciidamadooda kadib weerar ka dhacay inta udhaxaysa Gal-gala iyo magaalada Boosaaso.Halkan Hoose Ka Dhagayso
Hase ahaatee Afhayeenka dhanka Howlgaladda Kooxda Shabaab Sh C/Casiis Abuu Muscab ayaa sheegay in dagalkii ka dhacay Gal-Gal ay kaga dileen ciidamada Puntland askar intas ka badan.













comment closed