Xiddigaha Khadka Dhexe Ee U Sharaxan Line-upka Adduunka Ee Fifpro World XI 2012 Oo Lagu Dhawaaqay.
Xiddiga Real Madrid Mesut Ozil, xiddiga Barcelona Andres Iniesta, Maestro-ah Juventus Andrea Pirlo iyo xiddiga Bayern Munich Franck Ribery ayaa ku jira liiska 15ka ciyaaryahan ee khadka dhexe ee u sharaxan abaalmarinta line-upka adduunka ee 2012.
Liiska ciyaartoyda khadka dhexe ayaa soo baxay ka dib markii la soo saaray shanta goolhaye ee u sharaxan goolhayaha line-upka adduunka, iyo 20ka daafac ee u sharaxan line-upka adduunka, iyadoo 15ka weeraryahan ee u sharaxan line-upka adduunka iyadana la magacaabi doono 29ka bishaan oo liiska 55ta ciyaaryahan ee u sharaxan line-upka adduunka uu dhameystirmi doono.
Line-upka 11ka ciyaaryahan ee adduunka ugu fiican waxaa lagu dhawaaqi doonaa 9ka bisha Janaayo 2013.
15ka ciyaaryahan ee khadka dhexe ee u sharaxan abaalmarinta line-upka adduunka, seddex ciyaaryahan kaliya ayaa 15kaan laga soo xulan doonaa:
Xabi Alonso (Spain / Real Madrid), Sergio Busquets (Spain / Barcelona), Cesc Fabregas (Spain / Barcelona), Steven Gerrard (England / Liverpool), Eden Hazard (Belgium / Chelsea), Andres Iniesta (Spain / Barcelona), Frank Lampard (England / Chelsea), Luka Modric (Croatia / Real Madrid), Mesut Ozil (Germany / Real Madrid), Andrea Pirlo (Italy / Juventus), Franck Ribery (France / Bayern Munich), David Silva (Spain / Manchester City), Bastian Schweinsteiger (Germany / Bayern Munich), Yaya Toure (Cote d’Ivoire / Manchester City), Xavi (Spain / Barcelona).
Shanta goolhaye ee sharaxan iyadana waxaa ka mid ah Gianluigi Buffon, Iker Casillas, Petr Cech, Joe Hart iyo Manuel Neuer.
Halka 20ka daafac ee u sharaxan afarta daafac ee line-upka adduunka ay iyagana ka mid yihiin:
Jordi Alba (Spain, Barcelona); Gareth Bale (Wales, Tottenham Hotspur); Giorgio Chiellini (Italy, Juventus); Ashley Cole (England, Chelsea); Dani Alves (Brazil, Barcelona); David Luiz (Brazil, Chelsea); Patrice Evra (France, Manchester United); Rio Ferdinand (England, Manchester United); Mats Hummels (Germany, Borussia Dortmund); Branislav Ivanovic (Serbia, Chelsea); Vincent Kompany (Belgium, Manchester City); Philipp Lahm (Germany, Bayern Munich), Marcelo (Brazil, Real Madrid); Javier Mascherano (Argentina, Barcelona); Pepe (Portugal, Real Madrid); Gerard Piqué (Spain, Barcelona); Carles Puyol (Spain, Barcelona); Sergio Ramos (Spain, Real Madrid); John Terry (England, Chelsea); Thiago Silva (Brazil, Paris St-Germain













comment closed