• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • CANTACT
  • GABAY
  • ISLAAM
  • MAAHMAAH
  • RADIO
  • TACSI
  • TAHNIYADA
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • Video
  • News Paper
  • Islamic Link
  • 9:08 pm » Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu
  • 9:06 pm » Xukuumada oo soo dhaweysay ka noqoshadii mooshinka baarlamaanka kana hadashay arrimaha Jubaland iyo wada-xaajoodka Somaliland(Daawo Sawirada)
  • 9:03 pm » Prime Minister welcomes progress in parliament and outlines road ahead on Jubaland and Somaliland
  • 6:26 pm » Dhagax Mas isku Badalay Subxaalaah Daawo Video Mucjisada Ah(Daawo Video)
  • 6:12 pm » Madaxweynaha Soomaaliya Xasan iyo Wafdi Uu Hogaaminaayo U ama Baxay Dalka Ethiopia
  • 6:10 pm » Buurista ilaahey Badanaa Awoodiisuna Weynaa(Bal Daawo Sawiradan Mucjisadaan)
  • 5:57 pm » Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia Warqad Culus u Diray Dowladda Itoobiya(Top News)
  • 3:13 pm » Daawo Sawiro} Qurxoon Ee Magaalada Xamar_laguxidh Oo Katirsan Degmada Widhwidh
  • 2:47 pm » UEFA Oo Ku Dhawaaqi Doonta In Kooxdii Ku Guuleysata Europa League Ay U Soo Bixi Doonto Champions League.
  • 2:23 pm » Dr Saacid oo ka Hadlay “Mooshinkii Xukuumadda laga keenay, Arinta Kismaayo, Amaanka. Dhaqaalaha(Halkan Ka Dhagayso)

Shirkii Beel Weynaha Beesha Cali Axmed ee Towfiiq 2 oo maanta soo Xidhmay Magaalada Buuhoodle(Daawo Sawiro + Codkii oo Dhan)

Published on Nov 24 2012 // WARAR, Wararka Somalia, WARAYSI
Share

Waxaa guud ahaanba Magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn maanta si rasmi ah uga soo gabagoobay shir weynaha Beesha Cali Axmed ama Cali Gari ee Towfiiq 2, iyadoona shir weynahani Towfiiq 2 ay kasoo qayb galeen Qaar kamid ah  isimada Deegaanada Sool, Sanaag, iyo Cayn, Cuqaal, Waxgarad, Culumo Awdiin, Qurba joog, Ururada Bulshada, Jaamacadaha Magaalada Buuhoodle, Dhalinyaro kala duwan ee mandaqada deegaanka Khatumo State.

Shirkan ayaa waxaa ka soo baxay 7 Qodob oo saldhig u noqon doona reer Khaatumo oo dhan, waxaana meesha isugu yimid masuuliyiin Khatumo State oo soo dhaweeyay shirkaas qaatayna qodobadii ka soo baxay.

1. Ku dhaqanka Shareecada Islaamka
2. Waxay beeshu go’aansatay in beeshu iyo beelweynta SSC inay ka midoobaan, dhinaca dhaqaalaha, difaaca iyo siyaasada
3. Beeshu waxay samaystay Golo dhaqanka , waxii siyaasad ah ee aan soo marin ma matasho reerka
4.Beeshu waxay go’aansatay in maamulka Hargaysa aysan wax xidhiidh ah la yeelan
 A4. Waxuu cadaynayaa in cidkii garab siisa maamulka hargaysa uu dhiigiisu xalaal yahay.
5. Waxay beeshu cadaynaysaa inay ka tirsantahay Dowladda Federaalka ee soomaliya maamul ahaan ay yihiin Khatumo State.
6. Waxay beeshu go’aansatay in si daris wanaag ah loo wada noolaado, sidaas oo kalana beeshalaha kale sameeyaan.
7. Waxay beeshu go’aansatay in maamulka kilka shanaad ee beeshu dagantahay ay wax la qaybsadaan beel ahaan iyo in la taageero  maamulkaas.
Dhinaca kale waxaa magaalada Buuhoodle iyo deegaanada u dhaw ka soo socda dhamaashad aad u wayn oo lagu soo dhaweeynaya  qodobada shirkaas ka soo baxay oo dad badan ay aad ulla riyaaqeen, ayna arinkeen iftiinkii reer Khaatumo oo meel la isla dhigay.

Guud ahaan shirkan ayaa waxaa ka hadlay dad aad u tiro badan oo aan lagu soo koobin karin warbaahinta, Waxaana idiin soo gudbin doonaan Codkii iyo Video oo dhamaystiran ee la soo WidhWidh  Online.

Caaqil Cali Dahable oo si cad u sheegaya Qobodaba shirka ka soo Baxay

 

DSC00015
DSC00023
DSC00080
DSC00052

DSC00040
DSC00077
DSC00076
DSC00005

DSC00041
DSC00019
DSC00001
DSC00075

DSC00078
DSC00050
DSC00058
DSC00002

DSC00061
DSC00068
DSC00074
DSC00011

DSC00066
DSC00016
DSC00065
DSC00047

DSC00063
DSC00032
DSC00024
DSC00034

DSC00056
DSC00082
DSC00062
DSC00054

DSC00073
DSC00031
DSC00006
DSC00028

DSC00037
DSC00064
DSC00045
DSC00053

DSC00033
DSC00069
DSC00026
DSC00083

DSC00048
DSC00051
DSC00022
DSC00049

DSC00021
DSC00009
DSC00035
DSC00010

DSC00072
DSC00067
DSC00018
DSC00042

DSC00060
DSC00070
DSC00059
DSC00039

DSC00079
DSC00017
DSC00055
DSC00012

DSC00046
DSC00004
DSC00027
DSC00020

DSC00008
DSC00038
DSC00013
DSC00007

DSC00036
DSC00081
DSC00014
DSC00044

DSC00057
DSC00003
DSC00025
DSC00071

DSC00030

LIKE- DHEH SI AAD UGA MID NOQO ASAXAABTA WIDHWIDH ONLINE

|| Soo Booqo Mar Walba WidhWidh Online||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com --

comment closed

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Who's Online

    • 1 Member.
    • 490 Guests.
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu
    • Xukuumada oo soo dhaweysay ka noqoshadii mooshinka baarlamaanka kana hadashay arrimaha Jubaland iyo wada-xaajoodka Somaliland(Daawo Sawirada)
    • Prime Minister welcomes progress in parliament and outlines road ahead on Jubaland and Somaliland
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Muuqaal Murugo Leh oo hadii aad Daawato ilmo kaa quban Doonto laga Soo diyaariyey Soomaaliya(Daawo Video)

    Muuqaal Murugo Leh oo hadii aad Daawato ilmo kaa quban Doonto laga Soo diyaariyey Soomaaliya(Daawo Video)

  • Caruurta yar yar ee ku nool Magaallada Muqdisho oo la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn(Daawo Video)

    Caruurta yar yar ee ku nool Magaallada Muqdisho oo la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn(Daawo Video)

  • Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)

    Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)

  • Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

    Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

  • Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video)

    Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video)

  • Maamulka Khaatumo Wada Qorshe Lagu Hormarinayo Maamulkaas(Daawo Video)

    Maamulka Khaatumo Wada Qorshe Lagu Hormarinayo Maamulkaas(Daawo Video)

  • Tuug Gabar Alaab Ka Dafay Oo ilbiriqsi Gudihiis Bas Ku Jiiray(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

    Tuug Gabar Alaab Ka Dafay Oo ilbiriqsi Gudihiis Bas Ku Jiiray(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

  • Gabar Muslimad ah oo Soo Saartay Muuqaal Malaayiin Qof Jeclaadeen ‘MASHA’ALLAH”(DAAWO VIDEO)

    Gabar Muslimad ah oo Soo Saartay Muuqaal Malaayiin Qof Jeclaadeen ‘MASHA’ALLAH”(DAAWO VIDEO)

  • Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

    Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

  • Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

    Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

  • Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

    Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

  • Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

    Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

  • Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)

    Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)

  • Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)

    Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)

  • Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video

    Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video

  • Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)

    Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)

  • Shacabka Reer Lascanod oo Saaka U dareeray Qashin Gurkis 18 May(Daawo Video)

    Shacabka Reer Lascanod oo Saaka U dareeray Qashin Gurkis 18 May(Daawo Video)

  • Xayawaanaadkii Dalkeen Hooyo Xabada Uga Cararay oo Wadamada Dariska Ku Sugan & Kenya oo Lacag Ka Dharegtay(Daawo Video)

    Xayawaanaadkii Dalkeen Hooyo Xabada Uga Cararay oo Wadamada Dariska Ku Sugan & Kenya oo Lacag Ka Dharegtay(Daawo Video)

  • Bal Nalo Daawo Dhacdooyin Qosol badan (Waa Hubaal Inad Qosli doonto)(Daawo Video)

    Bal Nalo Daawo Dhacdooyin Qosol badan (Waa Hubaal Inad Qosli doonto)(Daawo Video)

  • Waligaa Ma Aragtay Dagaal Dhex Maray Mas Iyo Daanyeer(Daawo Video)

    Waligaa Ma Aragtay Dagaal Dhex Maray Mas Iyo Daanyeer(Daawo Video)

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress