Cunug yar oo American oo taariikh aduunka gashay(Sidee bay u gashay buugaas)
Published on Apr 13 2012 // NEWS, WARAR, Wararka Somalia
Haweeney 37 jir ah oo lagu magacabo Katherine Oyedoh ayaa lagu soo waramaya in ay hawada ku dhashay wiil xili ay dhulka ujireen 36,000 oo feet.
Iyadoo ku jirta asbuuci 37-aad ee uurkeeda oo saran diyuurada Delta Air Lines ayey ku umushay hawada magaalada Atlanta, ee gobalka Georgia ee wadanka mareykanka.
Markii ay diyaaradu dhulka timid ayaa haweeneydaan iyo cunugeeda waxaa la geeyay cisbitaal waxaana la ogaaday in uu caafimadka ilmaha yari aad u wanaagsan yahay.
Arintaan ayaa qorayashu sheegeen in ay noqon doonto mid kamid ah wax yaabaha taariiqda gala waqtigaan casriga ah.














comment closed