• HOME
  • WARARKA SOMALIA
  • ENGLISH NEWS
  • MAQAALLO
  • SUUGAAN
  • WARAYSI
  • CAYAARAHA
  • CANTACT
  • GABAY
  • ISLAAM
  • MAAHMAAH
  • RADIO
  • TACSI
  • TAHNIYADA
  • Dhacdooyinka Caalamka
  • Video
  • News Paper
  • Islamic Link
  • 9:08 pm » Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu
  • 9:06 pm » Xukuumada oo soo dhaweysay ka noqoshadii mooshinka baarlamaanka kana hadashay arrimaha Jubaland iyo wada-xaajoodka Somaliland(Daawo Sawirada)
  • 9:03 pm » Prime Minister welcomes progress in parliament and outlines road ahead on Jubaland and Somaliland
  • 6:26 pm » Dhagax Mas isku Badalay Subxaalaah Daawo Video Mucjisada Ah(Daawo Video)
  • 6:12 pm » Madaxweynaha Soomaaliya Xasan iyo Wafdi Uu Hogaaminaayo U ama Baxay Dalka Ethiopia
  • 6:10 pm » Buurista ilaahey Badanaa Awoodiisuna Weynaa(Bal Daawo Sawiradan Mucjisadaan)
  • 5:57 pm » Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia Warqad Culus u Diray Dowladda Itoobiya(Top News)
  • 3:13 pm » Daawo Sawiro} Qurxoon Ee Magaalada Xamar_laguxidh Oo Katirsan Degmada Widhwidh
  • 2:47 pm » UEFA Oo Ku Dhawaaqi Doonta In Kooxdii Ku Guuleysata Europa League Ay U Soo Bixi Doonto Champions League.
  • 2:23 pm » Dr Saacid oo ka Hadlay “Mooshinkii Xukuumadda laga keenay, Arinta Kismaayo, Amaanka. Dhaqaalaha(Halkan Ka Dhagayso)

Ciidamada Al Shabaab oo Dib Ula Wareegay Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan

Published on Mar 30 2012 // NEWS, WARAR, Wararka Somalia
Share

Dagaalyahanada xarakada Al shabaab ayaa maanta dib ula wareegay gacan ku haynta degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan oo maalmo ka hor lagala wareegay.

Kadib dagaal gaadmo ah oo ay dagaalyahanada Al shabaab ku qaadeen degmada Maxaas ayaa waxay kula wareegeen gacan ku haynta degmadaasi.

Dad kusugan degmada Maxaas oo aan khadka taleefanka kula xiriirnay ayaa inoo xaqiijiyey in magaalada laga saaray Ciidamada Ahlusunna isla markaana ay la wareegeen Al shabaab.

Dagaalyahanada Al shabaab ayaa saaka weerar gaadmo ah ku qaaday degmada Maxaas, waxayna ka qabsadeen Ciidamada Ahlusunna oo magaalada soo maamulaayey labadii maalmood ee lasoo dhaafay.

Ciidamadii Ahlusunna ee laga saaray degmada Maxaas ayaa kusugan duleedka degmada Maxaas waxayna halkaasi ka wadaan abaabul dagaal.

Guddoomiyaha Ahlusunna ee gobolka Hiiraan Aadan Cabdulle Cawaale ayaa xaqiijiyey in dagaal gaadmo ah magaalada looga qabsaday, hase yeeshee ay dib u qabsan doonaan.

Ilaa iyo hadda wax faah faahin ah kama soo bixin khasaaraha ka dhashay dagaalka ka dhacay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Degmada Maxaas waxaa dhowaan la wareegay Ciidamada Ethiopia iyo kuwa Ahlusunna Ciidamada Ethiopia ayaa la sheegay in ay magaalada ku wareejiyeen kuwa Ahlusunna oo ay ka qabsadeen Al shabaab.

LIKE- DHEH SI AAD UGA MID NOQO ASAXAABTA WIDHWIDH ONLINE

|| Soo Booqo Mar Walba WidhWidh Online||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com --

Wararka Somalia

comment closed

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
  • Who's Online

    • 2 Members.
    • 853 Guests.
  • Follow Me WidhWidh On

  • BREAKING NEWS

    • Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu
    • Xukuumada oo soo dhaweysay ka noqoshadii mooshinka baarlamaanka kana hadashay arrimaha Jubaland iyo wada-xaajoodka Somaliland(Daawo Sawirada)
    • Prime Minister welcomes progress in parliament and outlines road ahead on Jubaland and Somaliland
  • Dhagayso BBC & VOA

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 11:00 GMT
    Idaacada 14:00 GMT
    Idaacada 18:00 GM

    Idaacada 04:00 GMT
    Idaacada 07:00 PM
    Idaacada 08:00 PM

>> << WidhWidh TV

  • Muuqaal Murugo Leh oo hadii aad Daawato ilmo kaa quban Doonto laga Soo diyaariyey Soomaaliya(Daawo Video)

    Muuqaal Murugo Leh oo hadii aad Daawato ilmo kaa quban Doonto laga Soo diyaariyey Soomaaliya(Daawo Video)

  • Caruurta yar yar ee ku nool Magaallada Muqdisho oo la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn(Daawo Video)

    Caruurta yar yar ee ku nool Magaallada Muqdisho oo la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn(Daawo Video)

  • Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)

    Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Dalka South Africa(Daawo Video)

  • Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

    Magalada Muqadisho oo Amiirka Alshabaab Magacyo Top ah ula Baxay

  • Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video)

    Alla Gabadhaan Xaasidsanaa Bal Daawo Siday Gacaliyaheeda U Galayso(Daawo Video)

  • Maamulka Khaatumo Wada Qorshe Lagu Hormarinayo Maamulkaas(Daawo Video)

    Maamulka Khaatumo Wada Qorshe Lagu Hormarinayo Maamulkaas(Daawo Video)

  • Tuug Gabar Alaab Ka Dafay Oo ilbiriqsi Gudihiis Bas Ku Jiiray(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

    Tuug Gabar Alaab Ka Dafay Oo ilbiriqsi Gudihiis Bas Ku Jiiray(DAAWO VIDEO LA YAAB LEH)

  • Gabar Muslimad ah oo Soo Saartay Muuqaal Malaayiin Qof Jeclaadeen ‘MASHA’ALLAH”(DAAWO VIDEO)

    Gabar Muslimad ah oo Soo Saartay Muuqaal Malaayiin Qof Jeclaadeen ‘MASHA’ALLAH”(DAAWO VIDEO)

  • Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

    Hadii aad Maqli Jirtay Soomaalidu Waa Xoolo Dhaqato(Daawo Video)

  • Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

    Deeq la gaadhsiiyey dadka dhimirka ka xanuunsan ee Buuhoodle (Video)

  • Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

    Shacab Soomaali Fadeexeysay Duq maagaala Toronto oo Si Fudud Ku Taajirtay (YAABKA YAABKII)(DAAWO VIDEO)

  • Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

    Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Dagaal Gacmaha La Iskula Tagay ee Jabhada SNM Xafladoodii(Daawo Video)

  • Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)

    Barnaamij Shactiro ah oo Loogu Magac Daray Asbuucii Shactirada(Daawo Adiga uun Baa Qosoli)

  • Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)

    Horgal Xaabsade oo Waashay iyo Jawaabta ka Soo Yeedhay Bulshada Laascaanood(Daawo Video)

  • Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video

    Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay(Daawo Video

  • Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)

    Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey(ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO)

  • Shacabka Reer Lascanod oo Saaka U dareeray Qashin Gurkis 18 May(Daawo Video)

    Shacabka Reer Lascanod oo Saaka U dareeray Qashin Gurkis 18 May(Daawo Video)

  • Xayawaanaadkii Dalkeen Hooyo Xabada Uga Cararay oo Wadamada Dariska Ku Sugan & Kenya oo Lacag Ka Dharegtay(Daawo Video)

    Xayawaanaadkii Dalkeen Hooyo Xabada Uga Cararay oo Wadamada Dariska Ku Sugan & Kenya oo Lacag Ka Dharegtay(Daawo Video)

  • Bal Nalo Daawo Dhacdooyin Qosol badan (Waa Hubaal Inad Qosli doonto)(Daawo Video)

    Bal Nalo Daawo Dhacdooyin Qosol badan (Waa Hubaal Inad Qosli doonto)(Daawo Video)

  • Waligaa Ma Aragtay Dagaal Dhex Maray Mas Iyo Daanyeer(Daawo Video)

    Waligaa Ma Aragtay Dagaal Dhex Maray Mas Iyo Daanyeer(Daawo Video)

Copyright © 2014 WidhWidh Online
Powered by Radiowidhwidh | WidhWidh Online by Vister

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress