Daawo sawirada sida loosoo dhoweeyey waftiga maamulka Khaatumo
By Nuur on Jan 27, 2012 with Comments 0
Magaaladda Buuhoodle & meelo aad uga baxsan ayaa siweyn shalay loogu soo dhoweeyey wafti aad u balaadhan oo uu isugu jira maamulka Khaatumo & golaha dhaqanka.
Waftiga ayaa waxaa kamid ahaa siyaasiyiin magac ku leh wadanka Somalia, & madaxda maamulka Khaatumo ayaa si heer qaran ah loogusoo dhoweeyey magaalada Buuhoodle.
widhwidh@gmail.com
Isha Wararka ee Radiowidhwidh.com












