Daawo khudbadaha maanta ay shir jaraa’id kajeediyeen madaxda maamulka Khaatumo (Video)
By Nuur on Jan 27, 2012 with Comments 0
Magaalada Buuhoodle ayaa maanta waxa shir saxaafadeed ku qabtay magaalada madaxda sare ee maamulka Khaatumo state of Somalia.
Madaxda Khaatumo waxay shirkooda uga hadleen maamulka Somalilandoo gardaro cadaan ah kusoo weeraray shalay gobolka Cayn, halkaasoo uu kala kulmay jabkii abid ay la kulmaan.
Halkan Riix si aad u daawato khudbadaha masuuliyiinta.
widhwidh@gmail.com
Isha Wararka ee Radiowidhwidh.com

