Hub aad u tirabadan oo laga furtay SNM.(video)

Dagaalkii shaay ka dhacay duleedka Sool,Joogto ee gobolka Cayn ayaa dadka deegaanku guul wax tar ah ka gaareen dagaalkaasi, SawiroDaawo  

Daawo khudbadaha maanta ay shir jaraa’id kajeediyeen madaxda maamulka Khaatumo (Video)

Magaalada Buuhoodle ayaa maanta waxa shir saxaafadeed ku qabtay magaalada  madaxda sare ee maamulka Khaatumo state of Somalia.     Madaxda Khaatumo waxay shirkooda uga hadleen maamulka Somalilandoo gardaro cadaan ah kusoo weeraray shalay gobolka Cayn, halkaasoo uu kala kulmay jabkii abid ay la kulmaan.   Halkan Riix si aad u daawato khudbadaha masuuliyiinta.

Intii u danbaysay maleeshiyaadkii ku sugnaa Jiida hore Lascanood iyo inta u dhaxaysa Burco iyo OOG oo loo soo raray Qorulugud

Wararkii u danbeeyay ee soo gaadhaya Xafiiska radiowidhwidh ee magaalada Burco ayaa sheegay in maleeshiyaadka ugu danbeeyay la raray saaka illaa xalay oo eegayay Magaalada Qorulugud kadib markii cagta la mariyay maleeshiyaadkii ku soo deegaanka Buuhoodle.

Buuhoodle:Maamulka Khaatumo oo ka hadlay dagaalkii shalay (Sawiro)

Golayaasha kala duwan ee maamulkii dhowaan lagusoo dhisay Taleex ee Khaatumo State of Somalia, sida golaha dhaqanka, golaha madaxtooyada, iyo gudiga sare ee sagaalka xubnood ayaa maanta shir ay ku qabteen magaalada Buuhoodle waxay uga hadleen, dagaalkii shalay ka dhacay duleedka magaalada Buuhoodle waxayna dagaalkaasi ku tilmaameen duulaan gardaro ah oo uu wado maamulka Somaliland. [...]

Daawo sawirada sida loosoo dhoweeyey waftiga maamulka Khaatumo

Magaaladda Buuhoodle & meelo aad uga baxsan ayaa siweyn shalay loogu soo dhoweeyey wafti aad u balaadhan oo uu isugu jira maamulka Khaatumo & golaha dhaqanka.   Waftiga ayaa waxaa kamid ahaa siyaasiyiin magac ku leh wadanka Somalia, & madaxda maamulka Khaatumo ayaa si heer qaran ah loogusoo dhoweeyey magaalada Buuhoodle.         [...]

Wafti ka socda Khaatumo State oo gaarey Buuhoodle (Halkan Ka DaawoVideo)

Magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa duhurnimadii maanta waxaa siweyn loogu soo dhoweeyey wafti balaadhan oo ay horkacayaan madaxda maamulka dhowaan lagu yagleelay degmada Taleex ee Khaatumo State, & gudigii lahaa fikrada shirkii Khaatumo ee hore loo oran jirey G6 hadana loo bedeley g9 ama kooxda sagaalka xubnood,