Welcome to Radiowidhwidh!

     Radio Links

BBC 11:00

BBC 14:00

BBC 18:00
Radio Nugaal

Radio SBC Online

Radio Garowe

Radio Horn Afrik

Radio Laascaanood

Radio Gaalkacyo

RadioSSC.NET

Radio Warsan

Radio ogedo

Qaranradio

     Who's Online
There are currently, 197 guest(s) and 0 member(s) that are online.

You are Anonymous user. You can register for free by clicking here

     Quraanka Kariimka

     somali Links
Taleex Media
Aayaha
Aminarts Online
Arlaadi Online
Agabso.com
Allgedo Online
All Dalka.com
Allwaamo.com
Allpuntland
Al miizaan.com
All Darwiish Altaqwaa.com
Allsanaag
Afnugaal
BBC Soomaali BOOCAME Burtinle.com
Buuloburde
BiyokululeOnline Buuhoodlemedia
Buurhakaba
Ceegaag
Ceelbuur
Cakaarra
Dowladnimo
Doollo
Dayniile
Deegaan News
Darwiishland
Galdogobtimes Golkhatumo
Goobjoog
Gantaalnews
Gedonet
Guulane
Halgan
HORUFADHI
Hiiraan
Horseednet
Hawdiyonugal
Holhol.net
Hobyonet
Hilinkatoosan
jidbaale
Lasanod Masjid Shaafici
MarkaCadeyNet Kafaalo Agoon Mudug Online
Markacadeey.com
Puntlandpost.com
Puntlandnewsmed
Radiosanaag
RealNugaal
Radiobuuhoodle Idamaale
Soolnews
SomalilandFuture
SVOSSRS
Somaali.com
Somalilandnet
Somalitalk
Somalitribune
Somaliwatch
Somaliweyn
Wayaha
Warkii Wargays WardheerNew
waxgarad.com
Wabishaleelel
Warshiikh
Xog-side

     NewsPaper
Jamhuuriya
Himilo
Warsan Times
Xog ogaal
Somali Press
Ayaamaha
Arab News
African Newspapers
Addis Tribune
Daily Nation
East African Standard

Kala soo xidhiidh , News, Hambalyo,Tacsi,Ogeysiis

=======widhwidh@gmail.com or webster@radiowidhwidh.com=======

Halkaan ka Daawo Dagaaladii iyo duqeymadii shalay ka dhacay


 Magaalada Boorame oo Caawa ay ku sii qulqulayaan

NewsCiidamada SNM iyo Guddoomiyihii Gobolka oo iscasilay.

{Boorame}31-07-10Magaalada Boorame ayaa caawa la ciirciiraysa Ciidamo ka tagay Hargaysa iyo Burco oo aad iyo aad u hubaysan watana Gaadiidka dagaalka oo badan, waxayna tani timid kadib markii rabasho lixaad leh ay ka soo bateen magaalada boorame.

Posted by admin2 on Saturday, July 31 @ 14:34:37 EDT (992 reads)
(Read More... | 1339 bytes more | comments? | Score: 1)

 Garaad Jamac Garaad Ismacil Oo Si Heersare Ah Loogu Soo Dhaweeyay Abdu-dhabi

News {Abu Dhabi}31-07-10 Jaaliyadda SSC ee magaalada Abu Dhabi ayaa sidiiran u soo dhaweeyey Garaad Jamaac Garaad Ismaaciil oo muddooyinkan safari hawleed ku kala bixiyey dalalka Khaliija. Daawo Sawirada

Posted by admin2 on Saturday, July 31 @ 11:59:13 EDT (476 reads)
(Read More... | 867 bytes more | comments? | Score: 0)

 Ciidan kun lagu qiyaasay oo la'layahay meel ay aadeen

News iyo sababtu maxay tahay?

{Muqdisho}31-07-10Ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya ayaa la sheegayaa in la weysan yahay kuwaasoo aan la ogeyn meel ay ku sugan yihiin. Ciidamada la weysan yahay oo la sheegay inay Kun askari gaarayaan ayaa ka maqan liiska ciidamada ee dowladda KMG Soomaaliya, kuwaasoo la sheegay in sida ay u dhan yihiin ay ka goosteen dowladda. Warbixin Xasaasi ah

Posted by admin2 on Saturday, July 31 @ 11:42:00 EDT (393 reads)
(Read More... | 2697 bytes more | comments? | Score: 0)

 Hogaamiyaasha Beelaha reer Sheikh Samaroon oo Soo Dhaweeyay Mudaaharadkii Dhacay

News {Boorame}31-07-10Hogaamiyayaasha Beelaha Samaroon ee Gobolada Awdal Iyo Selel ayaa si wayn u soo dhaweeyay una hambalyeeyay dadkii mudaharaadka Borama soo abaabulay.

Posted by admin2 on Saturday, July 31 @ 11:35:42 EDT (391 reads)
(Read More... | 1390 bytes more | comments? | Score: 5)

 Agaasimihii shirkada Xawalada Qaran oo lagu dilay Gaalkacyo

News {Gaalkacyo}31-07-10Kooxo hubeyaan ayaa dilay Agaasimihii shirkadda Xawaaladda Qaran Express ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo sidoo kalena dhaawacay mid ka mid ah ilaalada shirkaddaas kadib markii kooxahaasi hubeysan oo gaarayay Toban ruux ay weerar ku qaadeen xarunta shirkaddaas.

Posted by admin2 on Saturday, July 31 @ 10:51:27 EDT (216 reads)
(Read More... | 1032 bytes more | comments? | Score: 0)

 SIYAASADDA DEEGAAN WEYNAHA SSC-Xilligan Iyo Mustaqbalka dhow!! WQ: Salaad Buraal

News {Lascanood}31-07-10 Waxaa dhowaanahanba is garab socdey laba arrimood oo lidi isku ah, mida hore oo ahayd in hoggaanka SSC ee uu hogaamiyo ay ku tallaabsadeen guulo bilow ah dhinaca gaashaandhigga iyo siyaasaddaba. Midda labaad ee garab socotna waxay ahayd wax u eg in kala daadsanaan iyo fara isku fiiq uu soo kala dhex galay hoggaanka sare laftiisa.

Posted by admin2 on Saturday, July 31 @ 06:55:17 EDT (471 reads)
(Read More... | 7994 bytes more | comments? | Score: 5)

 Boorama oo ka dhacay Mudaaharaad lagaga soo Horjeedo Maamulka Hargaysa

News {Boorama}31-07-10 magaalada Boorama ayaa waxa ka dhacay mudahaaraad abaaro 10 subaxanimo ilaa 1 pm inta u dhaxaysay socday mudaharaadkaas oo watay rabshado. Dadka ayaa lulay calan anan horay aanan loo arag calanka aan wali lagu arag Somalia calankaasi oo ay lahaayeen waaa calankii Awdal-land oo dhinax ka shabahayay kii Soomaaliya.

Posted by admin2 on Saturday, July 31 @ 06:13:07 EDT (541 reads)
(Read More... | 868 bytes more | comments? | Score: 0)

 David Cameron: Israeli blockade has turned Gaza Strip into a 'prison camp'

News {Ankara}31-07-10 Prime minister intervenes in Middle East dispute and hopes Turkey can stop Iran's nuclear weapons programme

Posted by admin2 on Saturday, July 31 @ 05:24:39 EDT (85 reads)
(Read More... | 7281 bytes more | comments? | Score: 0)

 Hundreds of German-financed Somali police officers go missing

News {Berlin}31-07-10 Almost 1,000 Somali police have gone missing after their training was financed by the German government. It is feared these officers will now join forces with the Islamist militants Al-Shabaab.

Posted by admin2 on Saturday, July 31 @ 04:40:20 EDT (85 reads)
(Read More... | 4298 bytes more | comments? | Score: 0)

 Somali Jihadis Launch 'News Channel' As Officials Warn of Growing Al Q

News {New York}31-07-10 Somalia's Al Qaeda-backed militant group Al-Shabab has launched an on-line "news" channel called Al Kataib, and its first propaganda newscast, in English, uses graphic footage to warn African countries to stop sending troops to Somalia. The launch comes as U.S. and Somali officials warn of Al Shabab's increased sophistication, and strengthening ties to Al Qaeda.

Posted by admin2 on Saturday, July 31 @ 04:24:12 EDT (206 reads)
(Read More... | 6978 bytes more | comments? | Score: 0)

 Awdal oo Dowlad Goboleed in looga Dhawaaqo Wada hadal ka Socdo

News {Boorame}30-07-10Kulamo qarsoodi ah oo isdabajoog ah ayaa shalay iyo maanta ka soconaya xarunta Gobalka Awdal iyo Guriga Xoghaye ku xigeenkii hore ee Xisbiga UDUB ee gobalka Awdal Xuseen Mire Odawaa ayaa lagaga dhawaaqay qorsho loogu magac daray “Awdal isku-tasho Project.


Posted by admin2 on Friday, July 30 @ 16:07:05 EDT (1182 reads)
(Read More... | 1532 bytes more | comments? | Score: 0)

 Mo Farah: He battered me...I was the African kid who looked as if he needed sort

NewsDaily Mail By Neil Wilson Friday, July 30, 2010On Mo Farah 's first day at an English school, he tried one of the three phrases he had learned from his British-born Somali father: 'C'mon then!' Unfortunately, he said it to one of the school toughs.

Posted by admin2 on Friday, July 30 @ 13:44:46 EDT (82 reads)
(comments? | Score: 0)

 UN agency urges Saudis to stop Somali deportations

News { Riyadh}30-07-10 GENEVA — The UN refugee agency on Friday urged Saudi Arabia to stop sending Somali refugees and asylum seekers back to the war-ravaged Somali capital, Mogadishu.

Posted by admin2 on Friday, July 30 @ 07:26:19 EDT (183 reads)
(Read More... | 2170 bytes more | comments? | Score: 0)

 Xoogaga Al-Shabaab oo Qabsaday Degmada Yeed

News { Yeed}29-07-10Afhayeenka ciidamada Mujaahidiinta Shabaab mudan Sheekh C/caziiz ayaa sheegay in dagaal galabta ku dhexmaray Xarakada Shabaabka iyo kuwo u shaqeeyay Tigreega u adeega duleedka Yeed ay markii dambe u suurtogashay Xarakada inay gacanta ku dhigaan degmada.

Posted by admin2 on Thursday, July 29 @ 18:37:15 EDT (579 reads)
(Read More... | 1193 bytes more | comments? | Score: 0)

 Digreetadii maamulka Gobalka Cayn Ee SSC oo La Magacabay

News Ujeedo Dhismaha Maamulka G.Cayn

{Buuhoodle}29-07-10Xafiiska Hogaanka Badbaadada iyo Midnimada SSC SOMALIA. N.0016.Anagoo tix galinayna daruufaha uu Gobalku ku jiro, Anagoo ixtiraamayna baahida ay dadweynaha Gobalka cayn u qabaan in Maamul ay iyagu lee yihiin loo dhiso.. Daawo Sawirada Buuhoodle

Posted by admin2 on Thursday, July 29 @ 17:34:26 EDT (1409 reads)
(Read More... | 3513 bytes more | comments? | Score: 0)

 Murder trial defendant who threw shoe at judge released

News {London}29-07-10 A defendant who threw a shoe at a judge during a murder trial at the Old Bailey has been released.

Posted by admin2 on Thursday, July 29 @ 16:29:19 EDT (183 reads)
(Read More... | 2088 bytes more | comments? | Score: 0)

 Magaalada Hargeysa oo ay Mudaharaad ka dhigeen dad watay calanka Soomaaliya

News {Hargaysa}29-07-10Mudaaharaad looga soo horjeedo ku dhawaaqista xukuumadda cusub ee maamulka somalidiidka kaga dhawaaqay shalay maamulkaas Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka dhacay magaalada Hargeysa.

Posted by admin2 on Thursday, July 29 @ 15:42:40 EDT (2422 reads)
(Read More... | 1543 bytes more | comments? | Score: 0)

 Wararkii ugu Dambeeyey Galgala, Khilaaf Xoogan oo soo

Newskala Dhexgalay Faroole iyo PIS-ta iyo Qabaa’ilka Gobalka Bari oo ku Gacansayray Codsi uga Yimid Faroole, Furin kale oo Furmatay iyo Ictisaam oo Afkii Juuqda Gabay(Xog Faahfaahsan).

{Bosaaso}29-07-10


Dagaaladii dhawaan ka dhacay deegaanada u dhexeeya tuulooyinka Karin iyo Laag ayaa saamayn weyn ku yeeshay xaaladda siyaasadeed ee maamulka Waqooyi Bari ee uu garwadeenka ka yahay Faroole.

Posted by admin2 on Thursday, July 29 @ 12:46:21 EDT (2009 reads)
(Read More... | 11285 bytes more | comments? | Score: 0)

 DAAWO SAWIRADII MAXBUUS ALLAHA U NAXARIISTEE JAAMAC ISMAACIIL

NewsDUCAALE OO MALEESHIYADA FAROLE DILEEN [DIGNIIN- SAWIRADU WAA KUWA NAXDIN LEH]

Sida ku cad xeerarka caalamiga ah ee jimciyada qaramada midoobey, heshiiskii Geneve , xeerarka maxaabiista dagaalka, xeerka dawlada soomaaliyeed, maamulka Puntland iyo shareecada islaamkaba, Dhamaantood waxay qeexayaan xeerarka maxaabiista wakhtiyada dagaaladu socdaan lagu qabto. Hoose fiiri Sawir NAXDIN LEH

Posted by admin2 on Thursday, July 29 @ 12:02:24 EDT (2670 reads)
(Read More... | 3178 bytes more | comments? | Score: 0)

 Analysis: Time for jaw-jaw, not war-war in Somaliland

News {HARGEISA}29-07-10Negotiating a swift end to a conflict in the east that has displaced thousands of civilians in recent weeks should be a top priority for Somaliland’s new president if a much larger crisis is to be averted, say analysts.

Posted by admin2 on Thursday, July 29 @ 08:48:55 EDT (380 reads)
(Read More... | 3508 bytes more | comments? | Score: 0)

 Soomaalidiidka oo Wasiiro Magacaabay, Yaase diiradu haysaa

News {Laascanood}29-07-10Waxaa shalay lagu dhawaaqay liiska Wasiirada ee Siilaanyo. Waxaana liiskaa diirada Widhwidh Online qabatay labo nin oo ay dadku si weyn u hadalhayeen shacabka SSC.

Posted by admin2 on Thursday, July 29 @ 08:47:35 EDT (1984 reads)
(Read More... | 1096 bytes more | comments? | Score: 0)

 Xarakada Al-Shabaab oo iska fogeysay ku lug

Newslahaanshaha dagaalkii ka dhacay Puntland

Xarakada Al-Shabaab ayaa markii ugu horreysay ka hadashay dagaalladii dhawaan ka dhacay deegaannada Puntland ee dhex maray ciidamada maamulka Puntland iyo Sheekh Maxamed Saciid Attam,

Posted by admin2 on Thursday, July 29 @ 08:22:44 EDT (117 reads)
(Read More... | 2249 bytes more | comments? | Score: 0)

 Dowladda Jabuuti oo sheegtay inaysan ciidamo u direynin dalka Soomaaliya

NewsDowladda Jabuuti ayaa beenisay wararka sheegaya in ay ciidamo u direyso dalka Soomaaliya, waxayna shaaca ka qaadday inay Soomaaliya ay u dirayso khubarro ciidan oo kaliya balse ay ciidamo u direynin.

Posted by admin2 on Thursday, July 29 @ 08:18:08 EDT (64 reads)
(Read More... | 1383 bytes more | comments? | Score: 0)

 Mo Farah wins Britain's first gold medal in Barcelona

News

"Amazing'' he wrapped himself in both the Union Jack and Somali flags.

{Barcelona}28-07-10

Mo Farah went from prankster to historymaker when he won Britain's first gold medal here in Barcelona last night.In the biggest race of his life, Farah led home a British one-two to take the European 10,000 metres title ahead of Chris Thompson.

Posted by admin2 on Thursday, July 29 @ 06:31:08 EDT (620 reads)
(Read More... | 2853 bytes more | comments? | Score: 0)

 Daily Nation Editorial: Wise move on Somalia

News {Nairobi}28-07-10

Daily Nation Editorials:The decision by African Union leaders to adopt an earlier request by the Inter-Governmental Authority of Development to send 2,000 more troops to Somali, is a better option than war.

Posted by admin2 on Wednesday, July 28 @ 16:04:40 EDT (551 reads)
(Read More... | 1537 bytes more | comments? | Score: 0)

 Kaligii-taliska Faroole: Cayrinta Xildhibaannada

News SSC Waa Talo Ka Timid Shirkii Qardho Iyo Gaalkacyo

{Garoowe}28-07-10


Faroole ayaa maantay dacwad dhan ka ah sedddex xildhibaan u gudbiyey golaha wakiillada Puntland. Seddexdaas xildhibaan ayaa lagu eedeeyey in ay jawaasiis u yihiin dad kii ay matalayeen xilkooda.

Posted by admin2 on Wednesday, July 28 @ 16:02:31 EDT (1482 reads)
(Read More... | 11241 bytes more | comments? | Score: 5)

 152 Qof Oo Ubadan Pakistaniyiin Oo Ku Dhintay Diyaarad Ay

NewsSaarnaayeen Oo Ku Burburtay Gudaha Dalka Pakistan.

Wararka ka imanaya gudaha dalka Pakistan ayaa sheegaya in diyaarad ay sarnaayeen 152 oo rakaab ah ay ku burburtay gudaha dalka Pakistan .

Posted by admin2 on Wednesday, July 28 @ 11:15:52 EDT (74 reads)
(Read More... | 1561 bytes more | comments? | Score: 0)

 Mo Farah oo billad dahab ah hantiyay

News {Barcelona}28-07-10

Dalka Britain waxaa marki ugu horreysay taarikhdiisa uu ku guleystay orodka tobanka kun ee mitir tartamada ciyaaraha fudud ee qaaradda Yurub

Posted by admin2 on Wednesday, July 28 @ 10:19:14 EDT (676 reads)
(Read More... | 2886 bytes more | comments? | Score: 0)

 Mareykanka iyo Yugandha oo isku khilaafay arrimo ku saabsan ciidamada AMISOM

News Dowladaha Maraykanka iyo Yugandha ayaa isku khilaafay sida loo maamulayo dhaqaalaha la siinayo ciidamada cusub ee loo dirayo Soomaaliya kuwaasoo ku biiraya kuwa AMISOM ee caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Posted by admin2 on Wednesday, July 28 @ 09:53:25 EDT (490 reads)
(Read More... | 1661 bytes more | comments? | Score: 0)

 Baarlamaanka Puntland oo Xubinnimada ka Xayuubinaya Dadka SSC ka soo Jeeda

NewsMaalmo ka hor waxaa Puntland laga tarxiiley boqollaal Soomaaliyeed oo lagu eedeeyey inaysan u dhalan Puntland! Inkastoo horay loo oran jiray qof kastoo Soomaaliya waa degi karaa Puntland haddana fasir fiican lagama bixin waxa hadda laga wado uma dhalan Puntland.

Posted by admin2 on Wednesday, July 28 @ 09:46:36 EDT (745 reads)
(Read More... | 1528 bytes more | comments? | Score: 0)


     Waraysiyo iyo Barnaamijyo Gaar ah








(Radio-widhwidh)9-2-10 Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac waraysi oo siiyay Radio WidhWidh Ka dhageyso Radio WidhWidh Online








(Radio-widhwidh)29-1-10 Col: Cali Sabaray waraysi oo siiyay Radio WidhWidh Ka dhageyso Radio WidhWidh Online








(Radio-widhwidh)06.1-10 C/risaaq Lafoole oo waraysi siiyay Radio WidhWidh Ka dhageyso Radio WidhWidh Online








(Radio-widhwidh)24.12-09 Garaad Abshir Saalax oo waraysi siiyay Radio WidhWidh Ka dhageyso Radio WidhWidh Online








(Radio-widhwidh) 04.1-08 Ugaas C/laahi Ciise oo waraysi siiyay Radio WidhWidh Ka dhageyso Radio WidhWidh Online








(Radio-widhwidh) 12.12-07 Garaad Saleebaan Max’ed oo waraysi siiyay Radio WidhWidh Ka dhageyso Radio WidhWidh Online








(Radio-widhwidh) 30.11-07 Daawo Cajiladan looga soo horjeedo Maamulka Somalidiidka ee ku sugan gudaha magaalada lascanood Ka dhageyso Radio WidhWidh Online








(Radio-widhwidh) 19.11-07 Garaad C/Salaan Xasan Max’ed oo Waraysi siiyay WidhWidh Online isaga oo ku sugan Ka dhageyso Radio WidhWidh Online

     Islamic Link
Quran1
somalisunah
LearnaboutIslam
islamicity
KhalidMosque




WidhWidh Online Copyright © 2009 by Radiowidhwidh.
Page Generation: 0.41 Seconds