{Boorame}31-07-10Magaalada Boorame ayaa caawa la ciirciiraysa Ciidamo ka tagay Hargaysa iyo Burco oo aad iyo aad u hubaysan watana Gaadiidka dagaalka oo badan, waxayna tani timid kadib markii rabasho lixaad leh ay ka soo bateen magaalada boorame.
Posted by admin2 on Saturday, July 31 @ 14:34:37 EDT (992 reads)
(Read More... | 1339 bytes more | comments? | Score: 1)
Garaad Jamac Garaad Ismacil Oo Si Heersare Ah Loogu Soo Dhaweeyay Abdu-dhabi
{Abu Dhabi}31-07-10
Jaaliyadda SSC ee magaalada Abu Dhabi ayaa sidiiran u soo dhaweeyey Garaad Jamaac Garaad Ismaaciil oo muddooyinkan safari hawleed ku kala bixiyey dalalka Khaliija.
Daawo Sawirada
Posted by admin2 on Saturday, July 31 @ 11:59:13 EDT (476 reads)
(Read More... | 867 bytes more | comments? | Score: 0)
Ciidan kun lagu qiyaasay oo la'layahay meel ay aadeen
iyo sababtu maxay tahay?
{Muqdisho}31-07-10Ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya ayaa la sheegayaa in la weysan yahay kuwaasoo aan la ogeyn meel ay ku sugan yihiin. Ciidamada la weysan yahay oo la sheegay inay Kun askari gaarayaan ayaa ka maqan liiska ciidamada ee dowladda KMG Soomaaliya, kuwaasoo la sheegay in sida ay u dhan yihiin ay ka goosteen dowladda.
Warbixin Xasaasi ah
Posted by admin2 on Saturday, July 31 @ 11:42:00 EDT (392 reads)
(Read More... | 2697 bytes more | comments? | Score: 0)
Hogaamiyaasha Beelaha reer Sheikh Samaroon oo Soo Dhaweeyay Mudaaharadkii Dhacay
{Boorame}31-07-10Hogaamiyayaasha Beelaha Samaroon ee Gobolada Awdal Iyo Selel ayaa si wayn u soo dhaweeyay una hambalyeeyay dadkii mudaharaadka Borama soo abaabulay.
Posted by admin2 on Saturday, July 31 @ 11:35:42 EDT (391 reads)
(Read More... | 1390 bytes more | comments? | Score: 5)
Agaasimihii shirkada Xawalada Qaran oo lagu dilay Gaalkacyo
{Gaalkacyo}31-07-10Kooxo hubeyaan ayaa dilay Agaasimihii shirkadda Xawaaladda Qaran Express ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo sidoo kalena dhaawacay mid ka mid ah ilaalada shirkaddaas kadib markii kooxahaasi hubeysan oo gaarayay Toban ruux ay weerar ku qaadeen xarunta shirkaddaas.
Posted by admin2 on Saturday, July 31 @ 10:51:27 EDT (215 reads)
(Read More... | 1032 bytes more | comments? | Score: 0)
{Lascanood}31-07-10
Waxaa dhowaanahanba is garab socdey laba arrimood oo lidi isku ah, mida hore oo ahayd in hoggaanka SSC ee uu hogaamiyo ay ku tallaabsadeen guulo bilow ah dhinaca gaashaandhigga iyo siyaasaddaba. Midda labaad ee garab socotna waxay ahayd wax u eg in kala daadsanaan iyo fara isku fiiq uu soo kala dhex galay hoggaanka sare laftiisa.
Posted by admin2 on Saturday, July 31 @ 06:55:17 EDT (471 reads)
(Read More... | 7994 bytes more | comments? | Score: 5)
Boorama oo ka dhacay Mudaaharaad lagaga soo Horjeedo Maamulka Hargaysa
{Boorama}31-07-10
magaalada Boorama ayaa waxa ka dhacay mudahaaraad abaaro 10 subaxanimo ilaa 1 pm inta u dhaxaysay socday mudaharaadkaas oo watay rabshado. Dadka ayaa lulay calan anan horay aanan loo arag calanka aan wali lagu arag Somalia calankaasi oo ay lahaayeen waaa calankii Awdal-land oo dhinax ka shabahayay kii Soomaaliya.
Posted by admin2 on Saturday, July 31 @ 06:13:07 EDT (540 reads)
(Read More... | 868 bytes more | comments? | Score: 0)
David Cameron: Israeli blockade has turned Gaza Strip into a 'prison camp'
{Ankara}31-07-10
Prime minister intervenes in Middle East dispute and hopes Turkey can stop Iran's nuclear weapons programme
Posted by admin2 on Saturday, July 31 @ 05:24:39 EDT (85 reads)
(Read More... | 7281 bytes more | comments? | Score: 0)
Hundreds of German-financed Somali police officers go missing
{Berlin}31-07-10
Almost 1,000 Somali police have gone missing after their training was financed by the German government. It is feared these officers will now join forces with the Islamist militants Al-Shabaab.
Posted by admin2 on Saturday, July 31 @ 04:40:20 EDT (85 reads)
(Read More... | 4298 bytes more | comments? | Score: 0)
Somali Jihadis Launch 'News Channel' As Officials Warn of Growing Al Q
{New York}31-07-10
Somalia's Al Qaeda-backed militant group Al-Shabab has launched an on-line "news" channel called Al Kataib, and its first propaganda newscast, in English, uses graphic footage to warn African countries to stop sending troops to Somalia. The launch comes as U.S. and Somali officials warn of Al Shabab's increased sophistication, and strengthening ties to Al Qaeda.
Posted by admin2 on Saturday, July 31 @ 04:24:12 EDT (206 reads)
(Read More... | 6978 bytes more | comments? | Score: 0)
Awdal oo Dowlad Goboleed in looga Dhawaaqo Wada hadal ka Socdo
{Boorame}30-07-10Kulamo qarsoodi ah oo isdabajoog ah ayaa shalay iyo maanta ka soconaya xarunta Gobalka Awdal iyo Guriga Xoghaye ku xigeenkii hore ee Xisbiga UDUB ee gobalka Awdal Xuseen Mire Odawaa ayaa lagaga dhawaaqay qorsho loogu magac daray “Awdal isku-tasho Project.
Posted by admin2 on Friday, July 30 @ 16:07:05 EDT (1182 reads)
(Read More... | 1532 bytes more | comments? | Score: 0)
Mo Farah: He battered me...I was the African kid who looked as if he needed sort
Daily Mail By Neil Wilson Friday, July 30, 2010On Mo Farah 's first day at an English school, he tried one of the three phrases he had learned from his British-born Somali father: 'C'mon then!' Unfortunately, he said it to one of the school toughs.
Posted by admin2 on Friday, July 30 @ 13:44:46 EDT (82 reads)
(comments? | Score: 0)
UN agency urges Saudis to stop Somali deportations
{ Riyadh}30-07-10
GENEVA — The UN refugee agency on Friday urged Saudi Arabia to stop sending Somali refugees and asylum seekers back to the war-ravaged Somali capital, Mogadishu.
Posted by admin2 on Friday, July 30 @ 07:26:19 EDT (183 reads)
(Read More... | 2170 bytes more | comments? | Score: 0)
Xoogaga Al-Shabaab oo Qabsaday Degmada Yeed
{ Yeed}29-07-10Afhayeenka ciidamada Mujaahidiinta Shabaab mudan Sheekh C/caziiz ayaa sheegay in dagaal galabta ku dhexmaray Xarakada Shabaabka iyo kuwo u shaqeeyay Tigreega u adeega duleedka Yeed ay markii dambe u suurtogashay Xarakada inay gacanta ku dhigaan degmada.
Posted by admin2 on Thursday, July 29 @ 18:37:15 EDT (579 reads)
(Read More... | 1193 bytes more | comments? | Score: 0)
Digreetadii maamulka Gobalka Cayn Ee SSC oo La Magacabay
Ujeedo Dhismaha Maamulka G.Cayn
{Buuhoodle}29-07-10Xafiiska Hogaanka Badbaadada iyo Midnimada SSC SOMALIA. N.0016.Anagoo tix galinayna daruufaha uu Gobalku ku jiro, Anagoo ixtiraamayna baahida ay dadweynaha Gobalka cayn u qabaan in Maamul ay iyagu lee yihiin loo dhiso..
Daawo Sawirada Buuhoodle
Posted by admin2 on Thursday, July 29 @ 17:34:26 EDT (1409 reads)
(Read More... | 3513 bytes more | comments? | Score: 0)
Murder trial defendant who threw shoe at judge released
{London}29-07-10
A defendant who threw a shoe at a judge during a murder trial at the Old Bailey has been released.
Posted by admin2 on Thursday, July 29 @ 16:29:19 EDT (183 reads)
(Read More... | 2088 bytes more | comments? | Score: 0)
Magaalada Hargeysa oo ay Mudaharaad ka dhigeen dad watay calanka Soomaaliya
{Hargaysa}29-07-10Mudaaharaad looga soo horjeedo ku dhawaaqista xukuumadda cusub ee maamulka somalidiidka kaga dhawaaqay shalay maamulkaas Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka dhacay magaalada Hargeysa.
Posted by admin2 on Thursday, July 29 @ 15:42:40 EDT (2422 reads)
(Read More... | 1543 bytes more | comments? | Score: 0)
Wararkii ugu Dambeeyey Galgala, Khilaaf Xoogan oo soo
kala Dhexgalay Faroole iyo PIS-ta iyo Qabaa’ilka Gobalka Bari oo ku Gacansayray Codsi uga Yimid Faroole, Furin kale oo Furmatay iyo Ictisaam oo Afkii Juuqda Gabay(Xog Faahfaahsan).
{Bosaaso}29-07-10
Dagaaladii dhawaan ka dhacay deegaanada u dhexeeya tuulooyinka Karin iyo Laag ayaa saamayn weyn ku yeeshay xaaladda siyaasadeed ee maamulka Waqooyi Bari ee uu garwadeenka ka yahay Faroole.
Posted by admin2 on Thursday, July 29 @ 12:46:21 EDT (2009 reads)
(Read More... | 11285 bytes more | comments? | Score: 0)
DAAWO SAWIRADII MAXBUUS ALLAHA U NAXARIISTEE JAAMAC ISMAACIIL
Posted by admin2 on Thursday, July 29 @ 12:02:24 EDT (2670 reads)
(Read More... | 3178 bytes more | comments? | Score: 0)
Analysis: Time for jaw-jaw, not war-war in Somaliland
{HARGEISA}29-07-10Negotiating a swift end to a conflict in the east that has displaced thousands of civilians in recent weeks should be a top priority for Somaliland’s new president if a much larger crisis is to be averted, say analysts.
Posted by admin2 on Thursday, July 29 @ 08:48:55 EDT (380 reads)
(Read More... | 3508 bytes more | comments? | Score: 0)
{Laascanood}29-07-10Waxaa shalay lagu dhawaaqay liiska Wasiirada ee Siilaanyo. Waxaana liiskaa diirada Widhwidh Online qabatay labo nin oo ay dadku si weyn u hadalhayeen shacabka SSC.
Posted by admin2 on Thursday, July 29 @ 08:47:35 EDT (1984 reads)
(Read More... | 1096 bytes more | comments? | Score: 0)
Xarakada Al-Shabaab oo iska fogeysay ku lug
lahaanshaha dagaalkii ka dhacay Puntland
Xarakada Al-Shabaab ayaa markii ugu horreysay ka hadashay dagaalladii dhawaan ka dhacay deegaannada Puntland ee dhex maray ciidamada maamulka Puntland iyo Sheekh Maxamed Saciid Attam,
Posted by admin2 on Thursday, July 29 @ 08:22:44 EDT (117 reads)
(Read More... | 2249 bytes more | comments? | Score: 0)
Dowladda Jabuuti oo sheegtay inaysan ciidamo u direynin dalka Soomaaliya
Dowladda Jabuuti ayaa beenisay wararka sheegaya in ay ciidamo u direyso dalka Soomaaliya, waxayna shaaca ka qaadday inay Soomaaliya ay u dirayso khubarro ciidan oo kaliya balse ay ciidamo u direynin.
Posted by admin2 on Thursday, July 29 @ 08:18:08 EDT (64 reads)
(Read More... | 1383 bytes more | comments? | Score: 0)
Mo Farah wins Britain's first gold medal in Barcelona
"Amazing'' he wrapped himself in both the Union Jack and Somali flags.
{Barcelona}28-07-10
Mo Farah went from prankster to historymaker when he won Britain's first gold medal here in Barcelona last night.In the biggest race of his life, Farah led home a British one-two to take the European 10,000 metres title ahead of Chris Thompson.
Posted by admin2 on Thursday, July 29 @ 06:31:08 EDT (620 reads)
(Read More... | 2853 bytes more | comments? | Score: 0)
Daily Nation Editorial: Wise move on Somalia
{Nairobi}28-07-10
Daily Nation Editorials:The decision by African Union leaders to adopt an earlier request by the Inter-Governmental Authority of Development to send 2,000 more troops to Somali, is a better option than war.
Posted by admin2 on Wednesday, July 28 @ 16:04:40 EDT (551 reads)
(Read More... | 1537 bytes more | comments? | Score: 0)
Kaligii-taliska Faroole: Cayrinta Xildhibaannada
SSC Waa Talo Ka Timid Shirkii Qardho Iyo Gaalkacyo
{Garoowe}28-07-10
Faroole ayaa maantay dacwad dhan ka ah sedddex xildhibaan u gudbiyey golaha wakiillada Puntland. Seddexdaas xildhibaan ayaa lagu eedeeyey in ay jawaasiis u yihiin dad kii ay matalayeen xilkooda.
Posted by admin2 on Wednesday, July 28 @ 16:02:31 EDT (1482 reads)
(Read More... | 11241 bytes more | comments? | Score: 5)
152 Qof Oo Ubadan Pakistaniyiin Oo Ku Dhintay Diyaarad Ay
Saarnaayeen Oo Ku Burburtay Gudaha Dalka Pakistan.
Wararka ka imanaya gudaha dalka Pakistan ayaa sheegaya in diyaarad ay sarnaayeen 152 oo rakaab ah ay ku burburtay gudaha dalka Pakistan .
Posted by admin2 on Wednesday, July 28 @ 11:15:52 EDT (74 reads)
(Read More... | 1561 bytes more | comments? | Score: 0)
Mo Farah oo billad dahab ah hantiyay
{Barcelona}28-07-10
Dalka Britain waxaa marki ugu horreysay taarikhdiisa uu ku guleystay orodka tobanka kun ee mitir tartamada ciyaaraha fudud ee qaaradda Yurub
Posted by admin2 on Wednesday, July 28 @ 10:19:14 EDT (676 reads)
(Read More... | 2886 bytes more | comments? | Score: 0)
Dowladaha Maraykanka iyo Yugandha ayaa isku khilaafay sida loo maamulayo dhaqaalaha la siinayo ciidamada cusub ee loo dirayo Soomaaliya kuwaasoo ku biiraya kuwa AMISOM ee caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Posted by admin2 on Wednesday, July 28 @ 09:53:25 EDT (490 reads)
(Read More... | 1661 bytes more | comments? | Score: 0)
Baarlamaanka Puntland oo Xubinnimada ka Xayuubinaya Dadka SSC ka soo Jeeda
Maalmo ka hor waxaa Puntland laga tarxiiley boqollaal Soomaaliyeed oo lagu eedeeyey inaysan u dhalan Puntland! Inkastoo horay loo oran jiray qof kastoo Soomaaliya waa degi karaa Puntland haddana fasir fiican lagama bixin waxa hadda laga wado uma dhalan Puntland.
Posted by admin2 on Wednesday, July 28 @ 09:46:36 EDT (745 reads)
(Read More... | 1528 bytes more | comments? | Score: 0)