(Radio-widhwidh) 09.02-10 Waraysi khaas uu siiyay Wakaalada Warar ee WidhWidh Online Garaadka Guud ee beesha Dhulbahante Garaad Jaamac Garaad Cali isaga oo ku sugan Magaalada Buura-wadal. Garaadka ayaa ka waramay qodobadii shirka, Shirqoolkii lagu khaarajin lahaa isaga iyo garaada. Waxuuna si toos ah ulla hadlaya Maamulada Puntland iyo Somaliland (Dhagaysi Wacan)? Ka dhageyso Radio WidhWidh Online
Posted by admin2 on Monday, February 08 @ 21:13:01 EST (541 reads)
(Read More... | 1036 bytes more | comments? | Score: 0)
Racism still prevalent in St. Cloud Minnesota
(St.Cloud-Minnesota) 08.02-10
Attacks against Somali community show need for strong human rights office. A packet of hateful and derogatory depictions of the Prophet Muhammad engaged in bestiality was stapled to the telephone pole outside Deko Farah’s St. Cloud shop in January 2010...
Posted by admin2 on Monday, February 08 @ 15:23:00 EST (104 reads)
(Read More... | 4384 bytes more | comments? | Score: 0)
Dhalinyaradii loo Qaaday Caynaba oo Goor dhoweyd soo gaadhay magaalada laascaano
(lascaanod) 08.02-10
Dhalinyaradii loo qaaday caynaba oo goor dhoweyd soo gaadhay magaalada laascaanood. Wiil dhalinyrada Ka mid ah oo Widh-Widh Online waraystay ayaa noo sheegay in Shacabka ku nool Degmada Caynaba ay u soo gurmadeen..............
Posted by admin2 on Monday, February 08 @ 14:19:36 EST (755 reads)
(Read More... | 1049 bytes more | comments? | Score: 0)
(Radio-widhwidh) 08.02-10 Gabay uu tirayay Maxamed Cali Walash (Xaydiid kabacune) Waa Gabaygii ugu horeeyay inta iyo intii ay dowladii hore dhacday( Maxaa ku qasbay maanta) (Dhagaysi Cawan) Waa Gabay Xiiso Badhan Ninkee baa u jawaabi doona? Ka dhageyso Radio WidhWidh Online
Posted by admin2 on Sunday, February 07 @ 21:00:43 EST (1226 reads)
(Read More... | 957 bytes more | comments? | Score: 5)
Warar Hor leh oo ka soo baxay Qaraxii ka dhacay Hotalka Xamdi.(Warbixin Xasaasi
{Lascaanood}8-02-10Mar aan aanu xidhiidh kala duwan la samaynay Masuuliyiin ka tirsan maamulka hada ka talaya magaalada lascanod, ayaa waxay noo sheegeen in qaraxii ka dhacay magaalada Lascanood taariikhu markay ahayd 03/02/2010 in uu ahaa mid laga soo shaqeeyay, balse ma aysan carabaabin cida soo abaabushay.
Posted by admin2 on Sunday, February 07 @ 20:33:28 EST (922 reads)
(Read More... | 3994 bytes more | comments? | Score: 5)
{London}7-02-10
Waa Casharkii Ilmaha daddoodu tahay 12 ilaa 18 bilood, sidaad ku cawin laheed abbabintooda. Sad ula socotaan Waxaynu ka soo hadalnay asbuucii hore 0 ilaa 12 bilood! Qalinkii Zaynab Khalif...
Posted by admin2 on Sunday, February 07 @ 11:01:42 EST (262 reads)
(Read More... | 9447 bytes more | comments? | Score: 0)
Hoggaamiye Dr. Saleebaan Xaglatoosiye Oo Si Kulul Uga Hadlay Isla Markaana Camb
{lascaanod}7-02-10
Hoggaamiyaha Badbaadada iyo Midaynta SSC Soomaaliya Dr. Saleebaan Xaglatoosiye ayaa si kulul uga hadlay isla markaana cambaareeyey Xadhiga, dilkii iyo Tacadigii ka dhacay Magaalada la haysto ee Laascaanood. Shir jaraa'id oo uu ku qabtay....
Posted by admin2 on Sunday, February 07 @ 06:39:22 EST (1256 reads)
(Read More... | 2529 bytes more | comments? | Score: 0)
Xiisad Markale Kataagan Laascaanood Saaka
{lascaanod}7-02-10
Xiisado iyo kacdoono la xidhiidha mudaharaad ayaa saaka ka taagan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolak Sool halkaas oo shalay ay ka dheceen banaanbaxyo rabshado watay oo kadhan ah maamulka labaxay Somaliland...........................
Posted by admin2 on Sunday, February 07 @ 03:12:03 EST (1141 reads)
(Read More... | 1972 bytes more | comments? | Score: 0)
Mudoharaadayaashii Shalay Oo Loo Gudbiyay Xabsiyada Burco
{Burco}7-02-10
Ciidamada maamulka labaxay Somaliland ayaa waxay magaalada Laascaanood ku xidhxidheen dad boqolaal qof kor udhaafaya ,dadkaas ayaa shalay mudaharaad rabshado wata ay ka dhigeen gudaha laascaanood. dadkan ayaa xalay u hoyday saldhiga degmada Caynaba ee Gobalka Togdheer, halkaasi oo la sheegayo in looga sii gudbin doono Burco................................
Posted by admin2 on Sunday, February 07 @ 03:02:54 EST (278 reads)
(Read More... | 2239 bytes more | comments? | Score: 0)
Somaliland Oo Xabsiyada Kabuuxisay Dad Aan Waxba Galabsan
{lascaanood}7-02-10
Dad degaanka ah ayaa sheegay in ciidamada Somaliland ay xidhxidheen dad ku dhow 8 ruux kuwaasi oo laga qabtay goobo ganacsi, hotelo iyo guryo ku yaalla magaalada, sidoo kale waxaa iyana xabsiyada ku jira oo laxidhay shalay macalimiin gaadhaysa toboneeyo oo ay ciidanku qabteen xili ay ku guda jireen goobaha waxbarashada waxaana dadkaasi looga shakiyey inay wax ka ogaayeen qaraxyada ka dhacaya magaalada oo kii ugu dambeeyey habeen hore uu dhacay.
Posted by admin2 on Sunday, February 07 @ 02:52:38 EST (446 reads)
(Read More... | 2404 bytes more | comments? | Score: 0)
{lascaanood}7-02-10
Maamulka la baxay Somaliland ayaa xabsiyada Laascaanood kabuuxisay Culimaa’udiin iyo Arday waxkabaranaysay Iskuulada iyo malcaamadaha magaalada Laascaanood ee Gobalka Sool waxayna tani dhalisay in kacdoon xoogan ay sameeyaan shacabka magaalada
Posted by admin2 on Sunday, February 07 @ 02:41:37 EST (206 reads)
(Read More... | 1628 bytes more | comments? | Score: 0)
Col.Maxamed Waranle oo ka soo jeeda SSC Oo Lagu Xukumay Dil Toogasho ah
{BURCO}6-02-10
Wararka nooga imanaya Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa naloo xaqiijiyay in maxkamad ku taala halkaas ay ku xukuntay xukun Dil ah Col. Maxamed Waranle...
Posted by admin2 on Saturday, February 06 @ 14:04:59 EST (2067 reads)
(Read More... | 1378 bytes more | comments? | Score: 0)
Kurt Westergaard is waiting to hear if he can visit Muhudiin Mohamed Geele
{COPENHAGEN}6-02-10COPENHAGEN-Kurt Westergaard, who has been facing death threats for four years over his cartoon of the Prophet Muhammad that stirred Muslim wrath, is trying to settle back into his home -- a month after an ax attack in his living room.
Posted by admin2 on Saturday, February 06 @ 13:42:54 EST (275 reads)
(Read More... | 8119 bytes more | comments? | Score: 0)
Soomalida Oo Mudaaharaad Ka Wada Magaalad Bristol Ee Dalka Ingriiska
{Bristol}6-02-10
Soomaalida ku nool magaalada Bristol ayaa isugu soo baxay banaanbax ay ku cabaaraynayaan afduubka loo haysto lamaanaha u dhashay Britain ee Somalia lagu haysto.
Posted by admin2 on Saturday, February 06 @ 12:47:25 EST (483 reads)
(Read More... | 1385 bytes more | comments? | Score: 0)
Siminaarka Shaqaalaha Oo Lagu Qabtay Muqdisho
{Muqdisho}6-02-10
Dood cilmiyeed ay soo abaabushay wasaaradda Qarsheenta ee dowladda ku meel gaarka ah ee Somaaliya ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Posted by admin2 on Saturday, February 06 @ 12:41:09 EST (39 reads)
(Read More... | 1020 bytes more | comments? | Score: 0)
Markab xoog lagu galay laguna soo furtay. Hawgalkan waxaa sameeyay askarta Dalka
{Xarardheere}6-02-10
Ciidamo si gaar ah u tababaran oo Danish ayaa ku xoog ku galay markab ay heysteen burcad badeed Soomaali ah, siina daayay 25 shaqaale ah oo halkaasi lagu heystay.
Posted by admin2 on Saturday, February 06 @ 12:38:29 EST (258 reads)
(Read More... | 993 bytes more | comments? | Score: 0)
Yuu Noqday Ninkii Ku Dhintay Qaraxii Laascaanood?
{Lascaanod}6-02-10
Waxaa maalmahan aad laysu weydiinayaa aqoonsiga ninkii ku geeriyooday qaraxii habeen hore ka dhacay Magaalada Laascaanood.
Posted by admin2 on Saturday, February 06 @ 12:22:04 EST (1989 reads)
(Read More... | 1876 bytes more | comments? | Score: 1)
{Lascaanod}6-02-10
laascaanood oo maalinimo Bandow ah lagana maqlayo sawaxanka Hub Culus Oo ka Dhacaya, Baroono, Jiibab iyo Beebeyaal.Waxaa saaka suuqyada magaalada laascaanood ka bilowday isu soo baxyo rabshado wata oo ay ka qayb qaadanayeen dadyow u badan caruur iyo dumar, kuwaas oo gooyay dhamaan wadooyinkii magaalada,
Posted by admin2 on Saturday, February 06 @ 07:32:08 EST (1165 reads)
(Read More... | 2048 bytes more | comments? | Score: 0)
kacdoonkii Shacabka Laascaanood Oo Bilaabmay
{Lascaanod}6-02-10
Magaalada la haysto ee laascaanood oo saaka uu ka socdo kacdoon shacab oo mug wayn ayaa waxaa aad wadooyinka ku arkaysaa iyagoo lagu gooyay badhxan iyo taayiro gubanaya, waxaa kacdoonkaas ka qayb qaadanaya boqolaal qof oo isugu jira shacabka magaalada oo diidan falalka ay ku kacayaan Maleeshiyad Dirta waqooyi..
Posted by admin2 on Saturday, February 06 @ 07:18:44 EST (1068 reads)
(Read More... | 1096 bytes more | comments? | Score: 0)
Maamulka La Baxay Soomali-land Oo Saaka ururinayay Dhamaan Macalimiinta ka howl
{Lascaanod}6-02-10
Maamulka La Baxay Soomali-land Oo Saaka ururinayay Dhamaan Macalimiinta ka howl gala machadada Iyo Madarasadaha Qur'aanka lagu Barto. Caasimada Gobolka Sool laascaanood ayaa saaka lagu waabariistay ciidamada booliska Somalidiidka
Posted by admin2 on Saturday, February 06 @ 07:11:43 EST (695 reads)
(Read More... | 1730 bytes more | comments? | Score: 0)
Xagee Buu Marayaa Shirkii Issimada SSC Uga Socday Buuro-Wadal
{Lascaanod}5-02-10
Wararka nooga imanaya Magaalada Lascaanood ayaa noo xaqiijiyay in shalay galab lagu qabtay Buuro Wadal xalfad balaadhan oo loo soo agaasimay si heer sare ah oo isugu jirtay duco..
Posted by admin2 on Friday, February 05 @ 10:33:12 EST (2238 reads)
(Read More... | 2613 bytes more | comments? | Score: 1)
GP’s unlawful killing of patient
{Cambrigshire}5-02-10
Doctors warned of drug one month before death. An out-of-hours GP service saw two patients collapse of diamorphine overdoses just one month before a foreign lo***** gave a fatal dosage to David Gray.
Posted by admin2 on Friday, February 05 @ 09:31:35 EST (113 reads)
(Read More... | 4450 bytes more | comments? | Score: 0)
{BERBERA}4-02-10
Warar hordhac ah oon goordhaweyd ka helnay wariyayaasha noo jooga Magaalada Berbera ayaa noo xaqiijiyay in tiro Maxaabiis ah oo uu ka mid yahay Taliyihii sirdoonka maamulka la baxay Somaliland ee gobolka Sool C/fitaax Muuse Yuusuf xalay la keenay caasimada Gobolka Saaxil ee Berbera.
Posted by admin2 on Thursday, February 04 @ 12:27:59 EST (1548 reads)
(Read More... | 1820 bytes more | comments? | Score: 0)
Sheekh Xasan Turki oo Ka Hadlay ku biiristii uu ku Biiray Xarakada Mujaahidiinta
{Muqdisho}4-02-10
Gudoomiye ku xigeenkii hore Xisbul Islaam Sheekh Xasan C/laahi Xirsi Sheekh Xasan Turki ayaa maanta markii ugu horeysay faah faahin ka bixiyay qaabkii uu ugu biiray xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.
Posted by admin2 on Thursday, February 04 @ 11:56:54 EST (600 reads)
(Read More... | 1763 bytes more | comments? | Score: 0)
A Search For Allies In A Hostile World. Security-minded Ethiopia, confronting Is
{NEW YORK}4-02-10
Iran’s proclaimed ambitions in Africa are particularly worrying for Israel, which once had a lot of friends on the continent and wants to keep the few that remain..
Posted by admin2 on Thursday, February 04 @ 11:51:01 EST (331 reads)
(Read More... | 7892 bytes more | comments? | Score: 0)
Qaraxii xalay ka dhacay Magaaladda Laascaanood Xarunta Gobolka Sool
{Lascaanood}4-02-10
Qarax xoog leh xalay ayaa lala beegsaday Hotelka ay degan yihiin Wasiirada maamulka isku magacaabay Somaliland ee jooga magaalada Laascaanood ee gobalka Sool, waxaana qaraxan lugu weeraray gudaha Hotelka.
Posted by admin2 on Thursday, February 04 @ 11:02:38 EST (1361 reads)
(Read More... | 2016 bytes more | comments? | Score: 0)