Welcome to Radiowidhwidh!

     Radio Links

BBC 11:00

BBC 14:00

BBC 18:00
Radio Nugaal

Radio SBC Online

Radio Garowe

Radio Horn Afrik

Radio Laascaanood

Radio Gaalkacyo

RadioSSC.NET

Radio Warsan

Radio ogedo

Qaranradio

     Who's Online
There are currently, 116 guest(s) and 0 member(s) that are online.

You are Anonymous user. You can register for free by clicking here

     Quraanka Kariimka

     somali Links
Xog-side
Galdogobtimes
Lasanod
BOOCAME
HORUFADHI
Dowladnimo
HIJAZMOTEL
Aayaha Aminarts Online
Arlaadi Online
Agabso.com
Allgedo Online
All Dalka.com
Allwaamo.com
Allpuntland
Al miizaan.com
All Darwiish Altaqwaa.com
Allsanaag
Afnugaal
BBC Soomaali Burtinle.com
Buuloburde
BiyokululeOnline Buuhoodlemedia
Buurhakaba
Ceegaag
Ceelbuur
Cakaarra
Doollo
Dayniile
Deegaan News
Darwiishland
Golkhatumo
Goobjoog
Gantaalnews
Gedonet
Guulane
Halgan
Hiiraan
Horseednet
Hawdiyonugal
Holhol.net
Hobyonet
Hilinkatoosan
jidbaale
Laascaanod.com Masjid Shaafici
MarkaCadeyNet Kafaalo Agoon Mudug Online
Markacadeey.com
Puntlandpost.com
Puntlandnewsmed
Radiosanaag
RealNugaal
Radiobuuhoodle Idamaale
Soolnews
SomalilandFuture
SVOSSRS
Somaali.com
Somalilandnet
Somalitalk
Somalitribune
Somaliwatch
Somaliweyn
Wayaha
Wargays WardheerNew
waxgarad.com
Wabishaleelel
Warshiikh

     NewsPaper
Jamhuuriya
Himilo
Warsan Times
Xog ogaal
Somali Press
Ayaamaha
Arab News
African Newspapers
Addis Tribune
Daily Nation
East African Standard

Kala soo xidhiidh , News, Hambalyo,Tacsi,Ogeysiis


Masjidka Al-hudaa lascanod Muxaaradii Caaw 01/07/2009 daawo


 Shir loogu golgol Xaadhayo Shirweynaha SSC oo maanta lagu qabtay Nairobi.

News {Nairobi}03-07-09Shir ay soo Agaasimeen Gudiga Jaaliyadda Nairobi ee SSC ayaa maanta wuxuu ka dhacay Hoolka weyn ee Sir Ali Muslim Club. Shirkan oo ahaa mid loogu gogol Xaadhayo Shirweynahaan Dhawaantan lagu Waddo in lagu qabto isla magaaladan Nairobi aya wuxuu ah mid si weyn loo soo Abaabulay. Daawo Sawirada

Posted by admin on Friday, July 03 @ 13:21:50 EDT (269 reads)
(Read More... | 8123 bytes more | comments? | Score: 0)

 Warbixin...Muxuu Ahaa Kalfadhigii Midowga Africa Ee Sirte

News {Sirte} 3-7-09Kadib kolkii kooxaha Mucaaradka ay sii kordhiyeen weerarada ay ku hayaan Ciidamada dowladda iyo kuwa Amisom ayaa shirka kasoocnaya wadanka liibiya lagu soo badhigay arrintaasi......................

Posted by admin2 on Friday, July 03 @ 12:46:16 EDT (109 reads)
(Read More... | 1586 bytes more | comments? | Score: 0)

 Dowlada Oo Ajaaniib Dishay Iyo Al-Shabaab Oo Ka Jawaabtay

News {Muqdisho} 3-7-09Dowladda Somalia oo ka hadashay dagaaladii cuslaa ee ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, ayaa waxaa ay sheegtay dadka ku geeriyooday inay ku jiraan "rag ajaaniib ah kuwaasoo ka bar bar dagaalamayay xoogaga hubaysan", sida ay hadalka u dhigtay.

Posted by admin2 on Friday, July 03 @ 12:40:09 EDT (259 reads)
(Read More... | 1367 bytes more | comments? | Score: 0)

 Who makes bank at the White House

NewsIn the spirit of transparency, the Obama Administration posted on its White House blog a detailed list of who makes what at 1600 Pennsylvania Avenue.According to the WhiteHouse.gov blog, every administration since 1995 has been required to "deliver a report to Congress listing the title and salary of every White House Office employee." In January, in one of his first acts as president, Obama announced that he was freezing the salaries of employees who made more than $100,000 a year, saying, "Families are tightening their belts, and so should Washington."

Posted by admin2 on Friday, July 03 @ 09:33:00 EDT (17 reads)
(Read More... | 2414 bytes more | comments? | Score: 0)

 22 Somalia Oo Yemen Maxkamad Lagu Soo Taagay

News {San'a} 2-7-09Wakaaladda wararka ee dalka Yemen ayaa sheegtay in 22-dhalinyaro Soomaali ah oo sida ay sheegtay lagu tuhmay inay yihiin budhcad badeed weeraro iyo afduub u geystay ilaa 10 Markab Maxkamad lagu soo tagay magaalada Cadan ee dalka Yamen.

Posted by admin2 on Thursday, July 02 @ 08:48:39 EDT (123 reads)
(Read More... | 1292 bytes more | comments? | Score: 0)

 Musimiinta Iyo Gaalada Ethiopia Oo Uu Dagaal Dhexmaray

News {Addiss Ababa} 2-7-09Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhimatay halka 6 kalena ay ku dhaawacmeen kadib markii ciidamada amaanka dalka Itoobiya ay horistaageen dhisidda kiniisad la doonayey in laga dhiso dhul ay lahaayeen dad muslimiin ahi. ,...............................

Posted by admin2 on Thursday, July 02 @ 08:46:13 EDT (914 reads)
(Read More... | 2061 bytes more | comments? | Score: 0)

 Ingiriiska Oo Sheegay Inuu Hiil Iyo Hooba Lagarab Taagan Yahay Somalia

News {London} 2-7-09Sida uu sheegay Kaaliyaha Xoghayaha Xafiiska Arrimaha Dibadda ee dalka Ingiriiska u qaablisan arrimaha Afrika Mallooj Baroon oo ka qeybgalaya shirka dalka Liibiya uga socda Midowga Afrika ayaa sheegay in beesha caalamka ay kala qeybqaadanayaan sida uu yidhi taageerada dowladda iyo soo cellinta nabaddii iyo dowladnimadii Soomaaliyeed.

Posted by admin2 on Thursday, July 02 @ 08:41:47 EDT (184 reads)
(Read More... | 1278 bytes more | comments? | Score: 0)

 Ciidamada Masar ee xadka Israel ku sugan oo toogtay Tahriibayaal Soomaali ah.

News {Sinia} 2-7-09Ciidamada dalka Masar ayaa madaxa ka toogtay labo Soomaali muhaajiriin ah maanta, mar ay isku dayayeen in ay ka talaabaan lamadagaanka Sinia ee xadka dalka Israel.

Posted by admin2 on Thursday, July 02 @ 08:39:47 EDT (234 reads)
(Read More... | 1324 bytes more | comments? | Score: 0)

 Madaxda Midowga Afrika Oo Qoraal Kasoo Saaray Arimaha Somalia

News {Sirte} 1-7-09Madaxda Midowga Afrika ayaa waxaa ay sheegeen inay soo dhoweynayaan dalab uga yimid ururka Igad kaasoo ku aadan in isbedel lagu sameeyo awooda ciidamada Amisom ee ku sugan caasimadda Soomaaliya, Muqdisho.

Posted by admin2 on Wednesday, July 01 @ 12:52:45 EDT (433 reads)
(Read More... | 1174 bytes more | comments? | Score: 0)

 Maxay Ahayd Maanta Hadalhaynta Suuqyada Magaalada Laascaanood..?

News {Laascaanood} 1-7-09Kolka lagaadho xiliyada habeenkii ah ayaa waxaa siweyn looga dayrinayaa Amaanka Magaalada Laascaanood iyadoo ay soo baxeen kooxo budhcad ah oo aan hore magaalada looga arag noocooda oo kale.................................................................

Posted by admin2 on Wednesday, July 01 @ 12:46:28 EDT (1013 reads)
(Read More... | 1856 bytes more | comments? | Score: 5)

 Gal-Mudug State Oo Dooratay Madaxweyne Cusub

News {Gaalkacyo} 1-7-09Baarlamaanka maamul goboleedka Gal-Mudug ayaa maanta doortay madaxweyne cusub uu yeesho maamulkaasi.

Posted by admin2 on Wednesday, July 01 @ 12:35:30 EDT (610 reads)
(Read More... | 858 bytes more | comments? | Score: 0)

 M/weyne Kuxigeenka Puntland "Waxaan Rabaa Inaan Ugarnoqo Dowlada Iyo Mucaar

News {Garoowe} 30-6-09Maamul Goboleedka Puntland ayaa shaaca ka qaaday inuu diyaar u yahay inuu gogol nabadeed u dhigo dhinacyada isku haya siyaasada dalka Soomaaliya. "Waxaan doonayaa inaan dhex dhexaadiyo Dowlada somalia iyo kooxaha kasoo horjeeda" Sidaa waxaa yidhi Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen C/samad Cali Shire .............................

Posted by admin2 on Tuesday, June 30 @ 15:06:47 EDT (466 reads)
(Read More... | 1910 bytes more | comments? | Score: 0)

 Yoweri Museveni Oo Kahadlay Hubkii Uu Obama Siiyay Somalia

News {Kampala} 30-6-09Madaxweynaha Wadanka Ugandha Yoweri Museveni ayaa soo dhoweeyey Taageerada Dowlada Wadanka Maraykanka ay siisay dowlada Islaamiga ah ah ee Soomaaliya.

Posted by admin2 on Tuesday, June 30 @ 15:03:56 EDT (419 reads)
(Read More... | 1357 bytes more | comments? | Score: 0)

 Scenes of jubilation as US forces pull out of Iraqi cities

NewsScenes of jubilation as US forces pull out of Iraqi citiesParades by soldiers and euphoric crowds mark transfer of power to country's troops from American military.Iraq held its first full military parade since the Saddam Hussein years today to herald the brittle state's new claim on sovereignty, as US forces handed over their authority to the Iraqi government and started withdrawing from the country's cities.

Posted by admin2 on Tuesday, June 30 @ 08:38:45 EDT (19 reads)
(Read More... | 5169 bytes more | comments? | Score: 0)

 Madaxweynaha Dowlada Somalia Shariif Sheekh Axmed Oo U Dhoofay Sirte

News {Sirte} 30-6-09Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa daqiiqado ka hor ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho, halkaasoo diyaarad khaas ah ka qaaday isaga iyo wafdi uu hogaaminayo.

Posted by admin2 on Tuesday, June 30 @ 07:11:01 EDT (219 reads)
(Read More... | 1303 bytes more | comments? | Score: 0)

 15 Qof Ayaa Ku Dhintay Tareen Gaaska Qaada Oo Ku Rogmaday Viareggio

News {Viareggio} 30-6-09Dalka Talyaaniga ayaa lagu soo waramayaa in shil ka dhashay Tareen nooca gaaska qaada ay ku dhinteen ilaa 15 qof, kuna dhaawacmeen ilaa 50, kadib markii uu ku qalibmay buundo ku taala dhinaca waqooyi ee dalka Talyaaniga. ......................................

Posted by admin2 on Tuesday, June 30 @ 07:08:32 EDT (31 reads)
(Read More... | 1442 bytes more | comments? | Score: 0)

 ONLF Oo Warbixin Kasoo Saartay 7 Qof Oo Reer Hargeisa Ah Oo Lagu Eedeeyay Inay D

News {Dhagaxbuur} 30-6-09Jahadda ONLF oo dagaal kula jirta dowlada Ethiopia ayaa iska fogeysay eedeyn ku aadanayd in maleeshiyadooda ay dileen 7-ganacsato oo u dhashay maamulka labaxay Somaliland . .....................................

Posted by admin2 on Tuesday, June 30 @ 07:05:22 EDT (1119 reads)
(Read More... | 2078 bytes more | comments? | Score: 0)

 Xaflad taageero iyo Boogaadin ah oo Jaaliyadda SSC ee Nairobi u qabteen Garaad J

News {Nairobi}22-05-09Xaflad si weyn loo soo Agaasimey looguna talo galay Taageerada iyo Boogaadinta Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale ayaa waxaa maanta lagu qabtay Hotelka Karmal ee Xaafada Islii. Xafladan waxaa goob joog ka ahaa Garaadka Guud ee SSC Garaad Jaamac Garaad Cali , Osmaan Hassan Haji Afhayeenka Ururka NSUM Dr; Suleimaan ciise axmed{ Xaglatoosye} Boqolaal ka mid ah dadweynaha iyo jaaliyada SSC ee ku dhaqan dalkan Kenya iyo Marti sharaf kale oo fara badan iyo Cuqaal. Daawo sawirada

Posted by admin on Monday, June 29 @ 14:58:11 EDT (724 reads)
(Read More... | 8607 bytes more | comments? | Score: 0)

 Warbixin/....Puntland Oo Ansixisatay Tastuur Cusub

News {Garoowe} 29-6-09Baarlamanka maamul goboleedka Puntland ayaa waxaa uu ansixyay maanta dastuurka cusub ee maamul goboleedka Puntland.

Posted by admin2 on Monday, June 29 @ 14:56:35 EDT (456 reads)
(Read More... | 1502 bytes more | comments? | Score: 0)

 Barak Obama Oo Digniin Looga Jeediyay Inuu Ciidamo Udiro Somalia

News {Washington} 29-6-09Madaxweynaha Maraykanka Barak Obama ayaa lagula Taliyay inuusan faragelin toos ah ku samayn arrimaha Soomaaliya, .............Golaha Sanate-ka Aqalka cad ee Maraykankab ayaa la sheegay inay cadaadis ku saarayaan Madaxweyne Barak Obama in uusan ku deg deign inuu faragelin toos ah ku sameeyo dalka Soomaaliya ama uu ciidamo u diro.

Posted by admin2 on Monday, June 29 @ 14:50:56 EDT (344 reads)
(Read More... | 1737 bytes more | comments? | Score: 0)

 Rayaale Oo Imanaya Magaalada Laascaanood

News {Lascaanood} 29-6-09Madaxwayne Daahir Rayaale Kaahin ayaa la filayaa socdaal in uu ugu baxo Todobaadkan Gudahiisa Gobolada Sool iyo Sanaag, halkaas oo uu ku tagi doono Booqasho la mid ah Tii uu ku tagay Gobolada Saaxil, Togdheer iyo Odwayne

Posted by admin2 on Monday, June 29 @ 09:29:25 EDT (871 reads)
(Read More... | 1226 bytes more | comments? | Score: 0)

 Sheikh Xassan Daahir Aweys Oo Sikulul Uga Jawaabay Eedeyntii Sheikh Sharif

News {Muqdiso} 29-6-09Hogaamiyaha Ururka Xisbul Islaam Xasan Daahir Aweys ayaa ka jawaabay hadal ka soo baxay Hogaamiyaha dowladda Faderaalka ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo uu sheegay Xasan Daahir in uu wado dagaalo uu ku sheegay kuwa dulmi ah.

Posted by admin2 on Monday, June 29 @ 09:10:27 EDT (470 reads)
(Read More... | 1823 bytes more | comments? | Score: 0)

 Warbixin....Maraykanka Oo Gebi Ahaanba Isaga Baxaya Dalka Ciraaq

News {Bagdaad} 28-6-09Dowlada Ciraq ayaa u diyaar garoobeysa waqtiga kama dabeysta ah ee ay ciidamada Mareykanka uga baxayaan dalkaasi oo ku began maalinta Talaada ee soo socota.

Posted by admin2 on Sunday, June 28 @ 10:38:39 EDT (402 reads)
(Read More... | 1862 bytes more | comments? | Score: 0)

 Sheikh Shariif Oo Sheegay In Sheikh Aweys Ay Lasocdaan Ereteriyaan

News {Muqdiso} 28-6-09Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somalia Shariif Sheekh Axmed ayaa yidhi Shiikh Xasan Daahir Aweys Dagaalka waxaa kala qayb gala Ereteriyaan Qaran diid ah”.......................................

Posted by admin2 on Sunday, June 28 @ 10:33:10 EDT (130 reads)
(Read More... | 1513 bytes more | comments? | Score: 0)

 Iran detains British embassy staff

News {Tehran} 28-6-09Sida laga soo xiganayo Wakaalada warbaahinta dalka IRAN ayaa sheegaysa in 8 ka mid ah shaqaalaha safaarada Ingiirska ee ku taala dalka Iran xabsiga loo taxaabay, kuwaas oo la la xidhiidhinayo inay ku lug lahaayeen rabshadihii dalkaasi hadheeyay mudadii todobaadyada ahayd ee ka dhashay doorashadii madaxtinimo ee dalkaasi.

Posted by admin2 on Sunday, June 28 @ 10:25:09 EDT (116 reads)
(Read More... | 1469 bytes more | comments? | Score: 0)

 Dagaal Xoog Badan Oo Kadhacay Deegaanka Godey

News {Godey} 28-6-09Lix qof ayaa ku dhimatay tiro intaasi ka badana wey ku dhaawacantay markii labo maleeshiyo beelood oo wada daga Gobolka Gedey uu xalay dagaal ku dhexmaray Deegaanka Boon ee degmada Qalaafe ee gobolkaasi Godey.

Posted by admin2 on Sunday, June 28 @ 10:15:58 EDT (482 reads)
(Read More... | 1646 bytes more | comments? | Score: 0)

 Koonfurta Kuuriya Oo Sheegtay Inay Ciidamo Usoo Dirayso Muqdisho

News {Seol} 27-6-09Wasaaradda Difaaca ee dalka Koonfurta Kuuriya ayaa waxay shaacisay inay qorshaynayso inay dalka ay Somalia u dirto ilaa 3,000 ciidamo oo aad u qalabaysan si ay qeyb uga noqdaan howlaha nabad ilaalinta dalka Soomaaliya kuwaasoo la sheegay in si dhaqsi ah loogu soo daad gureyn doono gudaha dalka Soomaaliya marka ay dhamaadaan qorshaha Qaramada Midoobay ee ku aaddan ciidamo geynta Soomaaliya si loo soo celiyo ammaanka iyo kala dambeynta.

Posted by admin2 on Saturday, June 27 @ 13:27:39 EDT (329 reads)
(Read More... | 1779 bytes more | comments? | Score: 0)

 Madaxweyne Kiimiko Oo Xilikiisii Iska Casilay Maanta

News {Gaalkacyo} 27-6-09Maxamed Warsame (Cali Kimiko)oo ahaa madaxweeynihii maamulka Galmudug ee badhtamaha dalka Somalia ayaa maanta ku dhawaaqay in uu ka dagay xilkii uu ka hayey maamulkaasi

Posted by admin2 on Saturday, June 27 @ 13:23:09 EDT (1075 reads)
(Read More... | 1390 bytes more | comments? | Score: 0)

 Eritrea Oo Hadal Kasoo Saartay Hubkii Uu maraykanka Siiyay Somalia

News {Asmara} 27-6-09Hadal rasmi ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Eritrea ayaa waxaa lagu cambaareeyay talaabadii uu Mareykanka ku siiyay dowladda Soomaaliya.

Posted by admin2 on Saturday, June 27 @ 13:16:11 EDT (271 reads)
(Read More... | 1098 bytes more | comments? | Score: 0)

 Warar Kookooban Oo Kusaabsan Dowlad Deegaanka Somalia Ethiopia

News {Jigjiga} 27-6-09waxaa xarunta jigjiga ku sugan abaanduulaha guud ee ciidamada qaranka itoobiya Jeneral maxamed(Samore) yoonis oo ay weheliyaan dhawr iyo toban Jeneral oo ciidamada itoobiya kamid ah, sida abaanduulaha Koonfurta-bari ee itoobiya, Major General Abreha Woldemariam.

Posted by admin2 on Saturday, June 27 @ 13:11:48 EDT (674 reads)
(Read More... | 2009 bytes more | comments? | Score: 0)


     Waraysiyo iyo Barnaamijyo Gaar ah








(Radio-widhwidh) 04.1-08 Ugaas C/laahi Ciise oo waraysi siiyay Radio WidhWidh Ka dhageyso Radio WidhWidh Online








(Radio-widhwidh) 12.12-07 Garaad Saleebaan Max’ed oo waraysi siiyay Radio WidhWidh Ka dhageyso Radio WidhWidh Online








(Radio-widhwidh) 30.11-07 Daawo Cajiladan looga soo horjeedo Maamulka Somalidiidka ee ku sugan gudaha magaalada lascanood Ka dhageyso Radio WidhWidh Online








(Radio-widhwidh) 19.11-07 Garaad C/Salaan Xasan Max’ed oo Waraysi siiyay WidhWidh Online isaga oo ku sugan Ka dhageyso Radio WidhWidh Online








(Radio-widhwidh) 08.11-07 Waraysi Wasiir Ku Xigeenka Amniga ee Puntland mudane Farax Cabdi Doolshe Ka dhageyso Radio WidhWidh Online








{ Exclusive interview }18.6-06

Waraysi Gudoomiye kuxigeenka Koobaadee Baarlamaanka Puntland, Salaad Xared Ka dhageyso Radio WidhWidh Online

     Islamic Link
Quran1
somalisunah
LearnaboutIslam
islamicity
KhalidMosque




WidhWidh Online Copyright © 2009 by Radiowidhwidh.
Page Generation: 0.10 Seconds